Site icon Daruur درور

Riyada abaalmarinta goobta shaqada

Su’aasha:

Riyada waxay tahay waxan ku riiyooday anoo Abaalmarin la iga siinaya goobta aan ka shaqeeya abaalmarintas oo ah Ipad cusub. Marka maxay noqon karta Riiyooyinkaas oo dhan.

Riyada abaalmarinta goobta shaqada
Riyada abaalmarinta goobta shaqada

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa isbadalka xaaladaada lasoo gudboonaan doono, sida riyada laga dareemayo, noloshaada aad bay u fiicnaan doonto, waxaad yeelan doonto hanti iyo magac iyo sumcad, abaalmarinta riyada lagu arko guud ahaan waxay tilmaamaysaa hormar xagga nolosha iyo magac weyn qofka yeelan doono, marka waa riyo bisharo kuu ah adiga waana riyo aad u fiican.

Marka Ilaahay khayr kahaaga dhigo.

Exit mobile version