Riyada aabahay oo woo dhintay la dhahay hadana isagoo nool aan riyada ku dhex arkay
Su’aasha:
Asc masuul sare xaalada kwrn war nio riyooyin badan aan ku riyooday ayaa jiray ee maalmahaan qoraalka ii bixi waayey marka masuul habeeno ka hor baan riyo ku arkay Aabahay oo la leeyahay waa dhintay hadana isla riyadii dhexdeeda aan ku arkay aabahay oo caafimaad qaba oo faraxsan walibana sheekeynaya markaas anigana lama filaan ayay igu noqotay isla riyada dhexdeeda ayaan aabahay iskugu dul duubay kuna dhex qiirooday ooyey maxaa lagu fasiri karaa.
