Site icon Daruur درور

Riyada 15 halaad oo dhalay

Riyada 15 halaad oo dhalay

Su’aasha:

Asc Allah mahadleh
waad mahadsan tihiin Allah macak

hooyadayda ayaa waxay ku riyootay geel dhalay shan iyo toban 15 halaad oo dhalay oo nirgahoodii aan xero wayn haloo oodo
halkani maqadayso
xagani maqaadayso halkan u ooda
Anoo aad ugu faraxsanaa
Allah mahadleh.

Riyada 15 halaad oo dhalay
Riyada 15 halaad oo dhalay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo hanti badan oo lala yaabi doono, riyada waa riyo aad u wanaagsan, hooyadaada waxay noqon doontaa qof xoolo badan leh ama ubadkeeda ayaa yeelan doono.

Riyada geela qofka kusoo noqnoqota maxay tahay

The dream describes prosperity and wealth that will be amazed, the dream is a very good dream, your mother will be a person with a lot of wealth or her offspring will have it.

 

Halkan ka daawo riyada geela oo faahfaahsan

Exit mobile version