Riya geerida walaasha waxa lagu fasiro

Su’aasha:

Asc walal wlshy Aniga iga weyn ayan ku riyoday oo dhimanaysa o lay dhahayo wlsha wataas waa dhimatay Lkn wajigeda ma arkin marka so kacay ano oyna way ficned oo way ii ag jiiftay riyadas maxa waye waa Gabar oo wali ma guursan riyadas sii fcn igu fasira Waad mahadsantihin.

Riya geerida walaasha waxa lagu fasiro
Riya geerida walaasha waxa lagu fasiro

Jawaabta:

Riyada dhimashada walaasha haddaysan xanuunsanayn waxaa lagu fasiraa cagsiga geerida oo ah nolol cimri dheer, sidoo kale waxay tilmaamaysaa in cadowgaaga jabi doono iyo inaad ka bixi doonto wixii dhib ku haysta, iyadana in dhib uu ka fog yahay, marka haka baqin riyada inshaa Allaah waa khayr.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More