Site icon Daruur درور

Reerkeena sixir iyo dhib ayaa haysta ila taliya

Su’aasha:

Wllo waxajirta arin nahesata. Waxaanu nahay laba bah ama xafadood bah weyn iyo bah yar anaku waaxnu nahay bahda yar afar gabdhood iyo hal wiil iyo hoyadena bahdaweynina waa7,   4 gabdhood iyo 3 wiil. Bahda weynu aad bey nooga weyihiin taweyni hooyo ayay Lee’gtahy. Markaa inanka ay inani kaweyntahay xaasmaleh markaa anaguu nala jooga lkn waxba nalama cuno. Weynawada necebyihin .Wuuna wada sixray ilaa aabo aabaheena weynaga jeediyeen oo iyaga ayuu jecel yahay marwalba anaguu waxsiiya oo wax heysata oo tajiriina anakana waxba nama siiyo . Markaabo wuu xanun Sanayaa oo falling buu qaba anakaa heyna oo xaarka iyo kaadida jiifka kaga qadna. Kaasi wuuna sixray oo walalkey waxbarashada kubica waalaga xidhey oo sanadkan jamacada ka qali jabin lahaa wuu fadhiyaa guriga lagu xidhxidhay mabaxo qolkisa cuntada mooyee da’disuna 20 jir . Oosanloshegay waxa xaraabad inuuna reerka ukicin maadaa inanka kaliya ee nala dhahay uuayahay .xitaa inanka naladagani barigii aanu guriga soodagnay markup aabo maqan yahay mindi ayuu NOLA soobixi moray iyo faash anakan guriga heesta kaxiran kidney maadaa aad uyaryareen waqtigaa marks aabo usheegnana wuu walenyahee anaa idin iman odhan jiry. Ramadantana aabo gaadhi soo ibiyay maadaama uufalig qabo ubaahan yahay in lagu qaadqaado markaa wllky baa kuqadi jiray oolasiiyay gaadhiga kadip wilkie bahda kle ayaa marku ogadey noo imi idhiiba buu yidhi waan soo celine’s anakuna waan ogeyn oo waanudiidnay malinta wuu iska tagty malinkle ayuu wllky oo xanunsanaya aabo meel ubaahdey kadip kii ba uyimid oo gadhigena kuqaday markuu kenay ayaan kuidhi keen furaha hadaba kadib wuu diidy oo waaleyslaayey kadip aabo ayaa xanunsaday ooyidhi iska siiya intauumindi lasoobaxay iyadaoo lawada arkayo markaasanu iska siinay aabo dartii ooxanunsaday .markaa masoo kobi karo ooobah xun oyadaan waligeed maqal balmarkaa wll ILATALIYA oomaxaan sameena maalin walba waano hadal iyo cabsi .ninkan guriga jooga saan uga saarna.

Reerkeena sixir iyo dhib ayaa haysta ila taliya
Reerkeena sixir iyo dhib ayaa haysta ila taliya

Jawaabta:

Arrimahan oo kale aad bay u adag yihiin, nolosha noocan oo kale ah ma fududa, waayo qaladaadka raga ay ku dhacaan ayay ka mid tahay xagga tarbiyada iyo doorashada dumarka, maanta reerka oo dhan cadaawad ayaa dhex taalla sixir iyo balaayo ayaa laysku garaacayaa, talo ahaan adiga waxaa kula gudboon inaad reer yeelato oo marka aabbahaaga aad ka wadato meesha, waayo ninkan kama saari kartaan guriga wuxuu idin dhihi karaa aabbahayga ayaa iska leh guriga, marka adiga isku day inaad guursato oo aad meesha ka dhex baxdo dhibtaadada aduunka ma dhammaato, haddii ay jiraan walaalo rag oo reer leh oo kaa weyn inaad kala tashato.

Exit mobile version