Site icon Daruur درور

Raga maxaa ka damiya xubinta taranka xiliga galmada

Raga maxaa ka damiya xubinta taranka xiliga galmada

Psychological things that affect men during intimacy

Raga maxaa ka damiya xubinta taranka xiliga galmada

Maxaa keena ninka inuu geedka ka damo markuu galmada ku jiro

Waxa ugu weyn oo ninka ka damiyo geedka waa walwalka ama cabsida ama isku kalsoonaan la’aanta

raga qaarkii marka ay xaaskooda u galmoon rabaan waa taagan yahay geedkooda laakin marka ay bilaabaan galmada wuu ka damayaa,

Raga maxaa ka damiya xubinta taranka xiliga galmada
Raga maxaa ka damiya xubinta taranka xiliga galmadaood

taas ma aha jirro waa arrin u noqonaysa nafta iyo maskaxda waxaa laga rabaa qofka inuu maskaxdiisa ka saaro markuu xaaskiisa u tagayo waxyaalaha ka baxsan raaxada

Daawo ma jirtaa la adeegsan karo oo walalwalka iyo cabsida reebaysa?

wuxuu adeegsan karaa daawo arrintaan ka daaweynayso waxaa la dhahaa Gentaplex seddex jeer ayuu cabbaa kaniinigaas muddo labo toddobaad sidoo kale wuxuu qaadanayaa kaniinigan Cipralex taba.10 mg nus xabbo maalin kasta ilaa hal toddobaad kaddib hal xabbo ayuu qaadanayaa galmada kahor afar saacadood haddii Alle idmo wuxuu ka saarayaa maskaxdiisa walwalka keenaya inuu geedka damo

Geedka ninka ama xibnaha taranka waxa damiya oo ugu daran waa walwalka iyo cabsida iyo kalsooni darida.

Xibnaha taranka maskaxda ayay ku xiran tahay marka aad aragto wax kaa nixiyo niyad jab ayaad kala kulmaysaa bahalka waxa damiya kaas ayaa ugu muhiimsan.

Marka xubnaha taranka waxaad ku xoojin kartaa cuntada tayada leh daawo intaad aadi lahayd.

 

Anoo aroos ah ayaa geedka iga damaya maxaa keeni kara

 

يمكنه استخدام دواء يعالج هذا يسمى جنتابلكس يشرب تلك الحبة ثلاث مرات لمدة أسبوعين ويأخذ أيضا هذه الحبة Cipralex taba.10 ملغ نصف قطعة كل يوم حتى أسبوع واحد بعد أسبوع واحد يأخذ قطعة واحدة قبل ممارسة العلاقة قبل أربع ساعات إذا سمح الله فسوف يزيل القلق الذي يسبب له ارتخاء العضو

Exit mobile version