Site icon Daruur درور

Raaxada naasaha saameys itey leeyihiin

Raaxada naasaha saameys itey leeyihiin

Su’aasha:

SCW waxan ahayn wiil dhalin yar ah waxaan rabaa inaan guursado goor dhow waxaa rabaa inaad iiga jawabtaan dhowr su’alo oo maskaxdayda ku wareeganaya kusoo ku saabsan raaxada naaska gabadha iyo naasaha siday kala yihiin fadlan waxaan idinka sugaa jawaab degdeg ah mahadsanidiin.

Raaxada naasaha saameys itey leeyihiin
Raaxada naasaha saameys itey leeyihiin

Jawaabta:

Marka laga hadlo naasaha dumarka waxyaalo badan ayaa jira oo la xiriira, naaska wuxuu ka mid yahay xubnaha ugu muhimsan jirka haweenka, wuxuu tilmaamaa naagnimo, waayo waa astaanta ugu weyn hooyanimada,  hooyo ma noqon karto haddaysan lahayd wax ay ilmaha ka nuujiso, marka quruxda gabdhaha.

marka laga hadlo dareenka naasaha, hablaha way ku kala duwan yihiin raaxada naaska ay dareemaan, dumar waxaa jira naaska marka laga taabto si xoog uga raaxaysta xataa gaara heer biyabax, qaarna marka naaska laga taabto wax yar istiin ah oo raaxo yar leh dareema, oo aan gaarsiisnayn istiinka naagaha hore ay dareemaan.
dumarka sidoo kale marka ay kacsadaan waxaa astaan u ah naaska waxaa taagma afka naaska ama ibta, dhagax oo kale ayay noqonaysaa marka ninka gacanta ku salaaxo ama carabka ku leefo ama uu saaro, waxay noqonaysaa ibta meel aad xasaas u ah oo dareen dheer leh, toos waxay ugu xiran tahay siilka dareemihiisa.
Dumarka way ku kala duwan yihiin qaabka uu naaska yahay, hablo waxaa jira naaso waaweyn leh iyo kuwo naaso dhaadheer leh ooo dhuuban qaar naaso yaryar leh, xaga dareenka iyo qaabka uu yahay naaska iskuma xirna, waa laga yaabaa naag naas yar leh inay ka dareen badan tahay naas naag weyn leh, sidoo kale naasaha qaar way taagan yihiin qaarna way dhaceen, naaska dhacay iyo naaska taagan oo adag iyaguna lama dhihi karo naagaha ku sifaysan way kala raaxaysi badan yihiin.

raaxada naagta meelo badan ayay ka dareemaysaa iskuma xirna, inkastoo ninka uu naasaha qaar ka helo, taasna waxay u noqonaysaa maskaxda ninka iyo saqaafada xaga galmada.
Inakstoo naasaha gabdhaha yaryar oo qaangaarka ah ay ka duwan yihiin naagaha garoobada ama naagaha caruurta soo dhalay oo naasahooda ilmo ay soo nuugeen.
Raga marka la weydiiyo naaska ugu fiican ugu macaan badan maxaa waaye? jawaabta way kala duwanaanaysaa, rag baa u arko inuu yahay midka yar qaarna waxay u arkaan midka weyn, inkstoo ay isku waafaqsan yihiin midka taagan oo adag inuu ka fiican yahay midka balaq noqday oo dhacay oo maqaar kaliya ah.
Sidoo kale xiriir lama laha naasaha cayilka jirka iyo caatanimada, waxaa dhici karta gabar caato ah oo leh naso waaweyn sidoo kale gabar buuran oo leh naaso yaryar.  naagaha laftigooda waxay kala aaminsan yihiin fikarado badan oo la xiriira quruxda dhankaas ah, naago ayaa jira qaliin gala si ay naaskooda u weyneeyaan, qaarna cagsi weeye waso yareenaan naskooda iyaguna qaliin ayay galaan.

وقيل لإبراهيم بن النظام: أي مقادير الثدي أحمد؟ قال: وجدت الناس يختلفون في الشهوات، وسمعت الله تبارك وتعالى حين وصف حور العين جعلهن كواعب أترابا. ولم يقل فوالك ولا نواهد. وقالت العرب: يسار الكواعب. ولم تقل يسار النواهد ولا يسار الفوالك.
ولم أرهم يختلفون في مدح عظم الركب كما اختلفوا في مقادير الندي في طول الأعناق. يقول الشمردل.
ويشبهون ملوكا في مهابتهم … وطول أنصبة الأعناق والأمم
وقال آخر:
طوال أنصبة الأعناق لم يجدوا … ريح الإماء إذا راحت بأذفار.
وهوة حسن ما لم يطل جدا، فإذا أفرط كان عيبا. كما عيب بذلك واصل بن عطاء رئيس المعتزلة فسمي عنق نعامة، وعيب بذلك جعفر وأنشد لأعرابي آخر:
لما رأيت أن الرحيل قد حان … قامت تهادى في رقيق الكتان
بواضح الوجه قليل الخيلان … وعكن مثل متون الغزلان
وقال الفرزدق:
إذا بطحت فوق الأثافي رفعتها … بثديين في صدر عريض وكعثب
فزعم أنها إذا بطحت على وجهها لم تمس الأرض بشيء من سائر جسدها إلا نهود ثدييها وعظم ركبها فصارت لبدنها كأثافي القدر

Waxan ahay marwo naasaha ayaa iga dhacay talo isiiya

Exit mobile version