Site icon Daruur درور

Qoys oo Ingiriis u dhashay oo Ilaahay soo hanuuniyay

Qoyskan oo ah dad u dhashay dalka ingiriiska, waxay soo galeen diinta islaamka,

islaamka oo ah diinta xaqa oo diimaha hore lagu khatimay, qofka Ilaahay hanuuniya ayaa soo galaya.

Qoys oo Ingiriis u dhashay oo Ilaahay soo hanuuniyay
Qoys oo Ingiriis u dhashay oo Ilaahay soo hanuuniyay

waxaa murugo leh dadkii diinta ku dhashay oo qaar maanta gaal noqday.

waxaad fahmaysaa hanuunka in Ilaahay uu hayo qofka uu rabo ayuu hanuuniyaa.

waxaa aad u so badanaya dadka cadaanka oo diinta islaamka soo galayaa, maxaayeelay dadka caddaanka waxbay akhriyaan, qofka akhriyo diinta islaamka shaki kama jiro inuu ku qancayo diinta, waayo waa diin xaq ah oo aan khilaafsanyn caqliga aadanaha.

Exit mobile version