Site icon Daruur درور

Qoraallo badan ka hadla sida siigada looga soo kabsado

Su’aasha:

Aafadu Walwal Ayay Igu dishay Waxaanan Kudhex Jiray Mudo Badan Hada Waan Joojay Mudo 2 Sano Ah Laakiin Wali Ma Hayo Wax Is Badal Ah Sidoo Kale Hada Ayuun Bay Dhibaatooyinkeedii Igu Soo Baxayaan Wax Nafaqo Ah Ma Heli Karo Haba Yaraatee Darenkaygiii Kacsi Wuu Tagay Gabi Ahaanba Jidhkaygii Wuu Baabay Yacnii Caato Saaid Ah Ayuu Noqday Gabi Ahaanba Nolosha Waan Kaquustay Talo Isii Dr.

Qoraallo badan ka hadla sida siigada looga soo kabsado
Qoraallo badan ka hadla sida siigada looga soo kabsado

Jawaabta:

Walaal tobanaan talo ayaan ka bixiyay su’aashan webka ayay ka buuxaan waxaad ka akhrisan kartaa linkiyada soo socda:

  1. Siigada Daawadeen U Cunaa Saan Uga Soo Kabsado
  2. Sida Siigada Looga Soo Kabsado
  3. Waxaan Ahay Nin 21 Jira 14 Jirkaygi Baan Siigada Bilaabay Sideen Uga Soo Kabsadaa
  4. Ku Dhawaad Waxaan Isticmaalaayay Caadada Siigada Muddo Dhan 10 Sano
  5. Qof Muddo Dheer Siigeysanayay Siduu Kusoo Fiicnaan Karaa
  6. Ma Jirtaa Daawo Awooda Uso Celineysa Raga Guursan Raba
  7. Nafaqada Lagu Daaweeyo Qofka Ay Siigada Dishay
  8. Arday Ayaan Ahay Siigaa I Dishay Ila Taliya
  9. Daal Iyo Caajis Ayaa Igu Dhacay Markaan Joojiyay Siigada
Exit mobile version