Asc waan ku salamay walal waxan ku riyoday waliba habeena qaar igu soo laab laabtaan saxibkey oo dhintay lakin riyo ayaan ku arka runtii aadban u fahmi wayey mar hore ayuu dhintay saxibkeyga aadban ujeclaa riyadas maxey micneyneysaa ii sheeg wllo mahadsanid.
Jawaabta:
Haka walwalin riyadan, waxay tilmaamaysa inaad la kulmi doonto qof aad xiiso u qabto taasna goor dhow ayaa laga yaabaa inay dhacdo, riyada ma aha mid xun, waxay tilmaamaysaa xaalkaaga iyo xiisaha aad u qabto dadkaad jeceshay.