Site icon Daruur درور

Qofkii qof kale ileysto dambi maa loo qoraa

Qofkii qof kale ileysto dambi maa loo qoraa

Su’aasha:

Asc bahda daruuro wllyal waxaan rabaa in aad ila talisaan waxaa i ilaysatay qof waalid iigu quman wayna iga qaylin marka quraan laygu akhriyo waxay igu ilaysatay tinta markii quraan laysaaro way igusoo noqotaa mudo dheer wllyaal maxaan sameeyaaa ilataliya miyaan u sheegaaa mise mise waan iska daayaa teeda kale iyada danbi miyaaa soo garaya maadaamo oon ani aad u dhibtoodo isheeda darteed

hada kohor waxaad ii fasirteen riyo hooyaday horteeda dad igula dirirayaan hooyadayna aysa iga celinayn markaan tuso say iiiga gardaran yahiin hooyaday ma hadlayso wayna igusoo noq noqon jirtay markaad iifasirteen way idaysay riyadiii.

Qofkii qof ileysto dambi maa loo qoraa
Qofkii qof ileysto dambi maa loo qoraa

Jawaabta:

Dadka qaar ishooda way kulushay hadday fiiriyaan wax ama ka helaan saameys ayay ku yeelanaysaa ishooda, taas qofka dambi kuma laha maxaayeelay awooddiisa ayay ka baxsan tahay, hadduu xaasid yahay mooyee markaas xaasidnimadiisa ayaa lagula xitaabtamayaa.

Quraan isku akhri qofka noocaasna agtiisa ha ku sameynin wax uu damcayo oo uu il la dhici karo, wixii nimco Ilaahay ku siiyay agtiisa ha ku miijinin.

Waxba ha u sheegin quraanka isku wad inshaa Allaah waad ka caafimaadaysaa.

 

Isha iyo jinka ma u keenaan qofka waswaas

عيون بعض الناس قوية ومؤثرة إذا نظروا إلى شيء ما أو وجدوا شيئا ما ، فسيكون لذلك تأثير من عيونهم. هذه ليست جريمة بالنسبة للشخص لأنها تتجاوز طاقته. إذا كان يشعر بالغيرة ، استخدم غيرته.

اقرأوا القرآن لبعضكم البعض ، ولا تفعلوا عند هذا الشخص أشياء تعجبه

ولا تقل شيئا عن حالك أمامه اهتم بقراءة القرآن

Exit mobile version