Site icon Daruur درور

Qofkii ku riyoodo asoo mukulaalo quudinayo

Su’aasha:

scw maxaa lagu fasiraa qofkii ku riyoodo asoo basado cunto siinayo.

Qofkii ku riyoodo asoo mukulaalo quudinayo
Qofkii ku riyoodo asoo mukulaalo quudinayo

Jawaabta:

Riyada quudinta bisadaha waa khayr, riyada waxay tilmaamaysaa qofka inuu xasilooni heli doono oo u gali doono nolol barwaaqo ah

Exit mobile version