Site icon Daruur درور

Qofka sinaysta ciqaab noocee adduunka lagu marsiinayaa

Su’aasha:

A S C, Su’aashan qabo waxa weeyan, tusaale nin xaas qaba lkn hooyo ama gabadh walaal ah iyo la mida usan hayisanin ninkaasi hadi u gabadho kale oo ajnabi ah ka zinaysto iqaabtisa aduunka ma lagu ib’tileeni in isaga xaaskisa nin kale u ka zinayisto fah faahin iga siiya mahad sanid.

Qofka sinaysta ciqaab noocee adduunka lagu marsiinayaa
Qofka sinaysta ciqaab noocee adduunka lagu marsiinayaa

Jawaabta:

Qofkii zinayso hadduusan ka towbad keenin ciqaab adduun iyo aakhiraba waa la marsiinayaa, ciqaabta adduunka waxaa soo galaya cudur xun in Ilaahay ku salido, ciqaabta waxay noqon kartaa faqri iyo khasaaro iyo hantibeel,  kaliya ma aha in familkiisa ay sino ku dhacaan ciqaabta aduunka qaabab kala kuwan ayay ugu imaan kartaa, ciqaabta aakhirana waa la yaqaanaa dadka dhillaysta waxa sugaya.

Exit mobile version