Qofka marka uu jiifo indhaha aan furi karin
Su’aasha:
asc walaal waxaan in muda ah isku arkay markan hurda kasokici rabo intaan kicin ka hor waxaan arki jiray inaan indhaha kala furi waayo muda daqiiqad camal ah aan rafaado quraan aqristo Kadib anoo haraadsan oo wadnaha zaid igaracmayo ayan kici jiray riya inay tahay iyo in caadi ay tahayna waan kala saari waye wayo marwalba an hurda katoosayo inta badan waan arki jiray alxam muda laba bil ah ma arkin maxay ka micna tahay iso sheega shukran.
