Site icon Daruur درور

Qofka haduusan mudo xoogaa ah riyo ku biyo bixin shahwada jirkiisa ku yar mala dhihi karaa?

Su’aasha:

Nio waku salaamay sxbw 15 beri ka hor aa siigo igu dambeysay waa iska dhaafay marka ayaanta habeenkii maku biyo bixi hurdada hada ka horta waxaad iisheegtay qofka markey jirkiisa shahwada ku badato inuu biyo boxo lkn hada midan cagsigeeda sow lama dhihi karo shahwada ayaa jirka ku yar haduusan qofka riyo ku bixin iisoo jawaab.

Qofka haduusan mudo xoogaa ah riyo ku biyo bixin shahwada jirkiisa ku yar mala dhihi karaa?
Qofka haduusan mudo xoogaa ah riyo ku biyo bixin shahwada jirkiisa ku yar mala dhihi karaa?

Jawaabta:

Sheekada ma aha muddada aad moogan tahay biyabaxa, waxaa kaloo saamayn kara maskaxda iyo fikirka iyo cuntada, qofka xataa sanad ayaa laga yaabaa inuusan hurdo ku biyabixin oo maskaxdiisa waxyaalo kale ay ku mashquulsan tahay isagoo shahwadiisa ay buuxdo, marka hal dhinac ha eegin biyabaxa riyada sababo badan ayaa hor istaagi kara. Iyadoo jirka ay shahwada ku badan tahay ayaa haddana inuu hurdada ku biyabaxo wax kale reebi karo.

Exit mobile version