Qofka haduusan mudo xoogaa ah riyo ku biyo bixin shahwada jirkiisa ku yar mala dhihi karaa?
Su’aasha:
Nio waku salaamay sxbw 15 beri ka hor aa siigo igu dambeysay waa iska dhaafay marka ayaanta habeenkii maku biyo bixi hurdada hada ka horta waxaad iisheegtay qofka markey jirkiisa shahwada ku badato inuu biyo boxo lkn hada midan cagsigeeda sow lama dhihi karo shahwada ayaa jirka ku yar haduusan qofka riyo ku bixin iisoo jawaab.

Asc walaal wax ma iiga sheegi kartaa anigoo riyoonaya oo meel dad iskugu imaadeen joogto xalfad aha ayaa dadka waxaa lasiinayay hadiyado cuntooyin dhar waxyaabo nocaas ah marka anigu waxaan doortay kitaab qur’aan ah
kitaab qur’aan ah oo guduudan ayaa laysiiyay waana kufarxay runtii
Bal fasiradeedu maxay noqonaysaa walaal mahadsanid asc