Site icon Daruur درور

Qofka Aan Is Nafaqayn Ee Siigada Mudo Badan Kusoo Dhex Jiray

Su’aasha:

Qofka Aan IsNafaqayn Ee Siigada Mudo Badan Kusoo Dhex Jiray Ee Iska Joojiyay Ma-Kasoo Kabsan Karaa Dhibaatooyinka Ay Soo-Gaadhsiiso

Qofka Aan IsNafaqayn Ee Siigada Mudo Badan Kusoo Dhex Jiray
Qofka Aan IsNafaqayn Ee Siigada Mudo Badan Kusoo Dhex Jiray

Jawaabta:

Haa waa kasoo kabsan karaa waxaa shardi ah inuu toos u joojiyo siigada, waxaad ku dadaalaysaa cuntada nafaqada leh sida kaluunka iyo hilibka iyo caanaha iyo saliid macsarada.

Cuntada nafaqada leh qofka siigada dishay waxay usoo celisaa awooddiisa uu waayay, laakin taas waxaa ka horraysa inaad siigada ka istaagto oo aad iska joojiso.

 

Su’aal ku saabsan qofka gacanta biyaha isaga keeno

Exit mobile version