Qof sooman cunto ma dhadhamin karaa

Su’aasha:

WEBKAN AAD AYAAN UGA FAA’IDAYSTAA  QAYR ALLAH IDINKA SIYO Cuntada ramadaan mala dhadhamin karaa haddii aan dhahamiyo soonka ma iga jabaa.

Qof sooman cunto ma dhadhamin karaa
Qof sooman cunto ma dhadhamin karaa

Jawaabta:

Qofka sooman raashinka marka uu karinayo wuu dhadhamin karaa wax dhib ma laha waxaa laga rabaa kaliya inuu iska ilaaliyo inuu laqo, cusbada siduu u ogaado carabka ayaa ku filan, qofka carabka marka uu saaro wuu dareemi karaa dhadhanka marka sidaa awgeed soonkiisa ma burayo naag iyo nin wax farqi ma kala laha haddayba rabaan inay ogaadaan.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More