Site icon Daruur درور

Qof ku riyooday asoo masjid ku jira oo buumo xiran

Su’aasha:

Asc , waxaan arkay anoo misjid ku jiro , oo xiran buumo iyo sarwaal , salaad subax tukaday, waan kabaxay masjidka toosh wataa, waan shiday tooshka waxaan isku arkay buuma kaliya igu jirto, sarwaalka waxaan uga soo tagay masjidka , maxay noqoney ?

Qof ku riyooday asoo masjid ku jira oo buumo xiran
Qof ku riyooday asoo masjid ku jira oo buumo xiran

Jawaabta:

Riyada waxay kaaga digaysaa qalad inaad gasho, iska jir waxyaalo dmabi kuu keenaya, qof hadduu arko asoo masjid ku jira oo aan wadan dhar masjidka ku habboon sida buumo ama kastuumo ama wax kale oo aan astur ahayn, riyada waxay tilmaamaysaa waddada uu hayo inay qaldan tahay, marka naftaada dib ugu laabo oo fiiri wixii kaa qaldan.

Exit mobile version