Qof ku riyooday asoo masjid ku jira oo buumo xiran Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Nov 4, 2021 601 0 Su’aasha: Asc , waxaan arkay anoo misjid ku jiro , oo xiran buumo iyo sarwaal , salaad subax tukaday, waan kabaxay masjidka toosh wataa, waan shiday tooshka waxaan isku arkay buuma kaliya igu jirto, sarwaalka waxaan uga soo tagay masjidka , maxay noqoney ? Qof ku riyooday asoo masjid ku jira oo buumo xiran Jawaabta: Riyada waxay kaaga digaysaa qalad inaad gasho, iska jir waxyaalo dmabi kuu keenaya, qof hadduu arko asoo masjid ku jira oo aan wadan dhar masjidka ku habboon sida buumo ama kastuumo ama wax kale oo aan astur ahayn, riyada waxay tilmaamaysaa waddada uu hayo inay qaldan tahay, marka naftaada dib ugu laabo oo fiiri wixii kaa qaldan. Riyada MasjidkaRiyada Qaawanaanta 0 601 Share