Qaabka soo gaabinta ee afka Ingiriiska short forms in English
Daruur
Afka ingiriiska wuxuu leeyahay “contractions” short forms labo qaab oo loo adeegsado magaculaallada oo kala ah qaab dhammaystiran iyo qaab gaaban.
Markuu raaco magacuyaalka fal caawiye ah ama fal jiritaan tilmaamaya waxaa la adeegsadaa labo qaab mid dhammaystiran oo u badan mararka wax rasmi la qorayo qaabka kale inta badan waxaa loo adeegsadaa marka la hadlayo ama marka wax caadi ah la qorayo.
Qofka raba inuu barto afka ingiriiska waa inuu isku eegaa laba qaab si uu u fahmo qaabka gaaban meesha laga soo gaabiyay, maxaayeelay qaar baa isu eg sida aad ka arki doonto jadwalka: