Qaabka looga hortago riyooyinka cabsida leh
Su’aasha:
wsc qofkii raba inuu iska ilaaliyo riyooyinka xunxun oo cabsi leh muxuu sameyn karaa

Jawaabta:
Riyada cabsida leh waxay ka timaadaa shaydaanka, qofka waxaa laga rabaa inuu seexdo asoo daahir ah
Sidoo kale inuu iska ilaaliyo waxyaalaha fikirka u keenaya marka uu sariirta tago.
Waxaa laga rabaa inuu akhristo adkaarta hurdada iyo quraan.
Sidoo kale habeenkii waa inuu ka fogaadaa cuntada basbaas leh oo aadka u kulul.
Halkan ka daawo riyada cabsida leh
The fear of the dream comes from the devil, the person is required to sleep in a pure
Also to avoid things that bring him to thought when he goes to bed.
He is required to recite the adkar of sleeping and the Quran.
He also has to avoid spicy and overheated food at night.