Site icon Daruur درور

Parnaamijka GIMP Open Source Image Editor

Parnaamijka GIMP Open Source Image Editor

GIMP waa barnaamij u eg photoshop oo ah Open Source sawirada lagu hagaajiyo, waana free si sahlan ayaad u download garen kartaa, waxaa la helaa nuskhado windows iyo nidaamyo kalaba.

Parnaamijka GIMP Open Source Image Editor
Parnaamijka GIMP Open Source Image Editor

Parnaamijka GIMP Open Source Image Editor

Barnaamiyada sawirka lagu hagaajiyo oo sida photoshob oo kale ah waa lacag badankooda lama heli karo haddii aad iibsato mooyee laakin barnaamijkan waxaa sameeyay dad ugu talaggalay inuu free ahaado oo ay ka faa’ideystaan dadka sawirada hagaajinaya si sahlan ayuuna u shaqeeyaa.

GIMP Image Editor download now halkan ayaad kasoo dejin kartaa

https://www.gimp.org/

GIMP is a program that looks like photoshop and is Open Source for image editing, and it is free so that you can easily download it, it is available with half of windows and other systems.

Photo editing programs such as photoshop are not available for most of the money except if you buy them but this program was developed by people who intended to be free and benefit people who improve photos and it works easily.

You can download it here freely 

 

 

 

 

 

Exit mobile version