Ajirka laga helo haddii aad qof muslin dhiig u shubto

Ajirka laga helo haddii aad qof muslin dhiig u shubto Su’aasha: Walaal ajri intee leeg ayaa kujira inaad qof dhiig ushubto? Jawaabta: Haddii dhiigga aad qofka u shubayso dhib uusan u keenaynin caafimaadkaaga waa wanaag iyo kaalmo aad u sameysay qofkaas, waagii hore ma jirin qof dhiigiisa u shubaya qof kale, haddii qofka dhiiga laga […]
Lacag maloo sarifi karaa qaab deyn ahaan iyadoo ah

Lacag maloo sarifi karaa qaab deyn ahaan iyadoo ah Su’aasha: Asc Sheekh waxaan sarifay lacag waxan sarifay lacag qiimihiina waan ku heshiinay laakin anuu kama gudoomin ee wuxuu dhahay waan kasoo dabadiri arintaas ribo miyaa mise waa sax Jawaabta: Lacag marka la sarifayo waa in gacan ka gacan laysku guddoonsiiyaa, ama wax u dhigmo in […]
Tirada 18 maxay tahay marka aad filin daawan rabto

Tirada 18 maxay tahay marka aad filin daawan rabto Su’aasha: Haddii aad daawan rabto aflaamta xun xun maxay tirada 🔞 kuu tusaan markasta maxayse ka wadaan tiradaas ay kusoo qorayaan shaashadda? Jawaabta: Dalalka yurub iyo America iyo kuwa ku raacsan xagga qaanuunka, waxay u arkaan da’da qofka lagula xisaabtamayo hadduu dambi galo inay tahay sanadka […]
Fasirka riyada mas dhexgalaya qofka dharka uu wato

Fasirka riyada mas dhexgalaya qofka dharka uu wato Su’aasha: Waxaan ku riyooday mas dharka aan wato dhexgalaya , meel walba jirkayga ka mid ah maray, ka bacdina dad ayaa iga saaray maskii, riyadaas maxa lagu fisiri karaa ,idinkoo mahadsan bahda daruur media Jawaab waafi ah iga siiya. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qof cadow is qarinaya […]
Gabar adeer dhalay ayaan jeclahay iyadana ma oga

Su’aasha: scw arday baan ahay waxaa iyadana iskuul ila dhigata gabar adeerkeyga dhalay aniga aad ayaan u jeclahay iyada ma oga umana sheegin markaan la kulmo aad baan u cabsadaa xataa wax yar markaan u shegayo waan jareeyaa, talo i siiya waxaan rabaa inaan guursado iyada ay ii jeclaato saan iyada u jeclahay mahadsanidiin. Jawaabta: […]
Ginseng miraha oo kale ah qaabka loo isticmaalo

Ginseng miraha oo kale ah qaabka loo isticmaalo Su’aasha: Mahadsanid dr sida aad iigu sharaxday lki ginseng ma shiidno waa miro madmadow hadaaba dhuuq dhuuqaayo maalintii meeqa xabo aan dhuuqi karaa mida kle Box dhan inaa dhameeyo miyaa mise maalmo aan ku isticmaali karo ayaa ii sheegi kartaa Jawaabta: Hadduu yahay qaabka aad sheegtay kaligiisa […]
Waxaan rabaa inaad ii sheegto sida loo isticmaalo ginseng

Waxaan rabaa inaad ii sheegto sida loo isticmaalo ginseng Su’aasha: Asc dr waxaan rabaa inaa ii sheegto sida loo isticmaalo daawada la dhaho ginseng aan ka dalbaday amazon hadana waan heestaa waa miro madmadow oo badan qaabkii u isticmaali karaaa thxnks dr Jawaabta: Waxaa ugu fiican inaad malab ku qasto oo subax kaste aad qaaddo […]
