Naqaska oo igu dhagayo maxaa keeni kara

Naqaska oo igu dhagayo maxaa keeni kara Su’aasha: Walaal haddii aan qufaco seddex jeer ama kabadan neefta ayaa igu dhageysa oo tacbaan ayaan noqdaa habeenada qaarna waxaan soo kacaa anigoo naqaska igu dhagay oo secendo aan naqas iga soo baxayn illaa silic iyo rafasho kadib ayaan naqaska ii furmaa, wll dhibkaasi i hayyo waa maxay […]
Xarafka (G) marka aan lagu dhawaaqin afka Ingiriiska iyo webyo English laga barto

Xarafka (G) marka aan lagu dhawaaqin afka Ingiriiska iyo webyo English laga barto Afka ingiriiska wuxuu leeyahay xarfo la qoro laakin aan lagu dhawaaqin, xarfahaas waxaa ka mid ah xarafka (G), marka uu ka hormaro shaqalka (I) sidoo kale markuu ka dambeeyo shibbanaha (N) markaas xarafka (G) waa la qarinayaa. Jadwalkan ayaad ka arkaysaa tusaalooyinka […]
Ninkayga markuu ii galmoonayo gudaha raaxo kama dareemo waa maxay sababtu

Ninkayga markuu ii galmoonayo gudaha raaxo kama dareemo waa maxay sababtu Su’aasha: Asc walalayaal wad salaman tihiin su’aashayda fadlan iga jawaaba ninkayga marka aan galmo la samaynayo kuma raaxaysto markuu geedkiisa gudaha galiyo lakin markuu afka hore marmarinayo raaxo macaan ayaad dareemaa taas maxaa sabab u ah maxaase keeni kara, galmada dabiiciga waa maxay idinkoo […]
Gawaari aad iyo aad u wayn iyo saxaro iga fakanaynso

Su’aasha: Waxan Ku riyooday gawaari aad iyo aad u wayn sida gawarida ka shaqeyo kaawiyinka minenka oo badan ee maraayo ama moodaayo dhiiqo aad u adagtahay inu maro gaari yar ama qof kana dheer dhirirka qof aniga iyo dadkale waxan ka firsanaynay meel buur ah sida ay uga baxaayaan Dhiiqada oo ah mid wayn waxa […]
Waxan Ku riyooday anigo hilib dooro karinaayo

Su’aasha: Asc gudoomiye ,, waxan Ku riyooday anigo la jogo aabahay guri waxa Irida xafada so istagay nin maskin an garanayo waxu yiri manta adan Ku imid wax I isii waxa markiba istagay aabahay markasu ninki siiyay bir yiri qado gado marka ana inan shiliman ugu daran rabay lakin aabe I iso firinayo ayan arkay […]
Riyada gabar an xiriir wadaag ahayn oo la guursanayo

Su’aasha: Asc, e salaaan kadib waxa rabay in la ii fasiro riyo aan ku riyooday kaaso ahaa Gabar u xiriir wadaag jeceel naga dhaxeyay mudo 5 sano ah, kadib ba waxaa dhacday inaa is qilaafnay o aniga aad u carooday kadib ba habeenkii waxaan ku riyooday isla ayadii o la guursanayo iyo aniga o isku […]
Qofka imaamka haduu salaada faaruqo mala sii wadan karaa mise waa ku celis

Su’aasha: Sxb waku salamay waxaan ku weydiina qofka imaamka ee salaada tujinaya haduu salaada faaruqo ama uu ka baxo jameecada salaadoosa ma sii wadan karaan mise waa faaruqayaan ansax se ma tahay hadii la sii wato salaada Jawaabta: Imaamka salaadda maka faaruqi karo iyadoon jirin arrin daruuri ah, taas Ilaahay ayaa reebay wuxuu yiri Alle: […]
