Riyada wasiir xilka laga qaadayo gabar aan aqaano loo dhiibayo

Riyada: Asc bahda daruuro wll waxan xalay kuriyooday nin wasiira oon isku cidnahay oo xilkii laga qaaday gabar aan aqaano loo dhiibay anina aan lajoogo gabdha oo xafiisk guti fadhiyaalo oo xafiiska ayaan fadhinay a ana aan shaqaalo xafiiska kamid noqday oon guri karaadsanoyo meel aan isleeyahay waa meel ay wasiiradu dagaan oo amaana waxaana […]
Riyada nin aad u weyn muuqaal ahaan

Riyada nin aad u weyn muuqaal ahaan Riyada: Asc walalahey ga page kan gacan ta ku haya waxan raba riyadan in la I fasiro hada 2 saac ka hor ayan salad fajr tukaday inta ay sacada/alarm iga kicin waxan riyo ku arkay nin aad & aad u xajmi/ muuqal weyn. oo ku jira markab aad […]
Marka xarfaha ingiriiska CH oo loogu dhawaaqo K

Labada xaraf “CH” afka ingiriiska dhawaaqyo kala duwan ayay qaataan, laakin waxaa u badan “K” ahaan loogu dhawaaqo marka ay ka horreeyaan shaqal ama ay ugu dambeeyaan, way dhici kartaa inay khilaafaan qaacidada aan soo sheegnay laakin tusaalahan ayaad ka qiyaasqaadan kartaa. The two letters “CH” in English have different sounds, but they are usually […]
Waxaan ku riyooday geerida siyaasi caan oo soomali ah

Waxaan ku riyooday geerida siyaasi caan oo soomali ah Riyada: Asc waxaan ku riyooday geerida siyaasi caan oo soomali ah waxaan so kacay anigo aad unaxsan si aan qof dintay ooga nixiin maxay noqon karta. Fasirka: Riyadan fasirkeeda wuxuu u badan yahay inuu noqon doono isbadal muuqa, culimada riyada fasiro waxay qabaan qofkii ku riyoodo […]
App qoraal kaste cod u baddalaya

App qoraal kaste cod u baddalaya Webkan qoraalka wuxuu u baddalayaa cod, waana qaab sahlan file kaste ayaad soo qaadi kartaa PDF ama Word ama copy ayaad kusoo sameyn kartaa, markaas ayuu kuu akhrinayaa waana application u baahan inaad iska diiwaangaliso. Drag and drop your files, or type, paste, and edit text here. Natural Reader […]
Riyada cowrada ninka la dhashay qof aad xiriir leedihiin

Riyada cowrada ninka la dhashay qof aad xiriir leedihiin Riyada: asc wll waxaa jiro wiil xiriir jacayl naga dhaxeeyo wiil ayaa ladhashtay xaasle waaye sanad kahor ayuu guursaday marka su,aasha waxaa waaye xalay ayaan ku riyooday ninkas xaaslaha ah xaaskiisa anigoo lajogo talefankeda heesto kadib ayaan ku arkay sawir asi cowradiisa ayadoo afka cml udhawenayso […]
Adigoo WhatsApp online ka ah sidee hal qof looga xirtaa online kaaga

Su’aasha: Sxb hal qof sidee looga xirtaa online kaaga bal iisheeg / Qof adigoo WhatsApp online ka ah sidee hal qof looga xirtaa online kaaga. Jawaabta: WhatsApp ma aha sida Facebook Messenger oo kale adoo online ah inaad qofkii aad rabto iska xiri kartid, laakin hab ayaad sameyn kartaa inaad block saarto ilaa aad ka […]
