WG Kenya Aadan Ducale oo ka qeybgalay xaflad maktabad lagu furayo

Wasiirka gaashaandhiga Kenya Aadan Ducale oo ka soo qeybgalay furintaanka maktabad weyn oo kutub fara badan ay taallo (7)

WG Kenya Aadan Ducale oo ka qeybgalay xaflad maktabad lagu furayo Wasiirka gaashaandhiga Kenya Aadan Ducale oo ka soo qeybgalay furintaanka maktabad weyn oo kutub fara badan ay taallo. Waa maktabad islaami ah oo laga heli karo kurubta diiniga oo dhan sida tafsiirka iyo axaadiista iyo afka carabiga sida kutubta naxwaha iyo sarfaha. Halkan waxaad […]

Waxyaalaha ugu caansan ee keeno jirrada 

Waxyaalaha ugu caansan ee keeno jirrada 

Waxyaalaha ugu caansan ee keeno jirrada Sida la og yahay jirka aadanaha caadi ahaan waa jir caaafimaad qaba, waana sida Ilaahay ku abuuray, waxaa kaloo muhiim ah in la ogaado Alle inuu qaddaro jirada qofka ku dhacayso laakin waxaa jira sababo ugu caansan oo jirro keeni kara: Waxaa ugu muhiimsan kuwaas sida soo socota: 1- […]

Afarta nabi oo is dhalay iyo anbiyada dhashay

Afarta nabi oo is dhalay iyo anbiyada dhashay

Afarta nabi oo is dhalay iyo anbiyada dhashay Afarta nabi ee is dhalay waa arrin quraanka lagu sheegay, waxaa kusoo arooray aayado quraan ah, afartaas nabi (naxariis iyo nabadgalyo korkooda ha ahaatee)  waa sidan tan: Afarta Nabi is dhalay   1- Nabi Ibraahiim     عليه السلام 2- Nabi isxaaq          عليه السلام […]

Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa

Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa

Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa Qofka markuu luuqad baranayo waxaa fiican ereyada inuu u xifdiyo qaab uu kusoo xusuusan karo, waayo ereyada qaar waxaa ka dhexeeya xiriir dhanka dhawaaqa ama dhanka macnaha, marka sidaas uu ku xifdiyo aad bay ugu sahlan tahay inuu soo celiyo wixii uu xifdiyay. […]

Ducada guurka oo laga soo qaaday quraanka iyo sunada

Ducada guurka oo laga soo qaaday quraanka iyo sunada

Ducada guurka oo laga soo qaaday quraanka iyo sunada Ducada guurka, sida la og yahay guurka kuma soo aroorin duco u gaar ah, laakin qofka guursan rabo Alle wuu weyddiisan karaa waxa uu rabo waayo Ilaahay marka addoonkiisa uu baryo wuu u ajiibaa sida quraanka lagu sheegay. Teeda kale quraanka iyo sunada nabiga (SCW) waxaa […]

Tarantulas English to Somali iyo qaamuus ingiriis Carabi

Tarantulas English to Somali iyo qaamuus ingiriis Carabi

Tarantulas English to Somali iyo qaamuus ingiriis Carabi Tarantulas English to Somali  Qaamuus carabi soomaali iyo qaamuus carabi english. Barashada afka English marka aad rabto inaad meel sare ka gaarto waxaa la xifdiyaa ereyada isu dhow qoraal ahaan, taasna waxaa lagu dabaqi karaa af kaste sida af soomaliga iyo af carabiga iyo ingiriiska. Halkaan waxaad […]

Tarantulas Arabic to Somali – Arabic Translator

Somali Arabic Translator tarantulas Arabic to Somali

Tarantulas Arabic to Somali – Arabic Translator Somali Arabic Translator, tarantulas Arabic to Somali Afka carabiga waa af aad u ballaaran marka af soomaali lagu tarjumayo qofka wuxuu la kulmaa dhibaatooyin fara badan. Waxyaalaha ugu caansan oo dadka ay ku qaldamaan waxaa ka mid ah labka iyo dhedigga. Afka carabiga wuxuu leeyahay lab iyo dheddig […]