Todobada webi adduunka ugu dheer

Adduunka wuxuu leeyahay webiyo aad fara badan oo aan lasoo koobi karin mid yar iyo mid weynba. halkaan waxaan kuu sheegaynaa todabada webi caalamka ugu dhaadheer. Alle dadka ayuu u mannaystay webiyada, quraanka aad buu u tilmaamay biyaha Alle dadka ugu soo dejiyay samada oo mar webi ka dhigay biyahaas, dadka oo biyahaas ku noolaada […]
Ninkay wuu shaki badan yahay maxan sameya

Su’aasha: ninkayga waxan ku arkay arimo yaab badan, wuxuu aad u baaraa taleefankayga dadka ku jira, haddii laysoo waco ma jecla inaan meel isaga ka fog aan ku hadlo, mar kaste wuxuu igu dhahaa yaa la hadlaysay muxuu kuu sheegay muxuu ku dhahay xataa hadday yihiin qaraabadayda aad buu iiga shiyaa, marka ila taliya sideen […]
Hilibka dhuxusha lagu dubo goormuu halis yahay

Hilibka dhuxusha lagu dubo goormuu halis yahay Hilibka marka dhuxusha lagu dubayo, waxaa la rabaa in laga yareeyo baruurta, waa in laga jaraa meelaha baruurta leh, keliya waxaad soo reebaysaa hilibka jiirta ah, waxaa la sheegaa marka baruurta ay kor fuusho dhuxusha waxaa ka dhalanaya dufin madow oo keeni karta kansarka. sidoo kale waa in […]
Nin Soomaali oo laga helay cudurka Coronavirus

Qofkii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo laga helay cudurka halista badan ee Coronovirus. Subxaanallah Nin Somali ah oo ku nool London, ayaa cudurka Coronavirus laga helay. waxaana la dhigay isbitaalka weyn ee London. Wuxuu ahaa taksiile gawaarida loo yaqaan Uber. Xanuunka Coronavirus wuxuu ugu yimid ka dib markii uu haweeneey ka timid Spain ka […]
Kacbada oo dadka laga joojiyay inay ku dhawaafaan

Kacbada oo dadka laga joojiyay inay ku dhawaafaan Sawirkan oo ku faafay baraha bulshada, waa kacbada oo aan qof ag joogin, taasna waxaa sabab u ah cudurka caalamka ku faafay. Waa sawir murug gelinaya qalbiyada muslimiinta. Dowladda sacuudiga ayaa joojisay cumrada iyo guud ahaan in la dawaafo kacbada, ayadoo sheegtay inay ka hortageyso cudurka Corona […]
Cuntada makhaayadda iyo mida guriga dhanka caafimaadka

Cuntada makhaayadda iyo mida guriga dhanka caafimaadka Baradhada waxay ka mid tahay cuntada lagu cayilo oo aad u saameysa koridda jirka. waxaa laga rabaa qofka marka uu yahay qof ku dadaalaya cuntada nafaqada leh inuu iska ilaaliyo cuntooyin qaar aan laysku hallayn karin kuwaasoo aan dhihi karno waa cuntooyinka makhaayadaha qaar. Saliidda lagu dubayo baradhada […]
Geedka digir guduudda

Geedka digir guduudda Dad badan ayaa laga yaabaa inaysan arkin geedka ay ka baxdo digirta caanka ee soomaalida ay u yaqaanaan digir guduud. geedkaas waa geedaha saaqa oo aan lahayn sal xoog leh. dhulka ayuu ku saaqaa sida sawirka ka muuqata, markaas ayuu dhalaa ubaxa digirta ay kasoo baxdo, digirta waxaa laga guraa marka ay […]
