Ninka geedka maxaa ka jilciya iyo daawada adkeysa

Ninka geedka maxaa ka jilciya iyo daawada adkeysa Maxaa ninka geedka ka damiya maxaase daawo u ah Maxaa keena ninka inuu geedka ka damo markuu galmada ku jiro. Waxa ugu weyn oo ninka ka damiyo geedka waa walwalka ama cabsida ama isku kalsoonaan la’aanta raga qaarkii marka ay xaaskooda u galmoon rabaan waa taagan yahay […]
Dalka Belgium oo mikrofoon lagu addimay

Dalka Belgium oo mikrofoon lagu addimay Masjid ku yaalla dalka Belgium ayaa si toos looga addimay markii ugu horreysa mikrofoonka. waxaana uu ku yaallay masjidka laga addimay caasimadda dalkaas ee Brussels, sida la og yahay lama oggoleyn yurub in kor loo addimo halkaan ka daawo muuqaalka: Belgium with a microphone A mosque in Belgium […]
Fasirka maahmaahda nimaad dooratay iyo kuwo kale

Fasirka maahmaahda nimaad dooratay iyo kuwo kale Fasirka maahmaahda soomaaliyeed “nimaad dooratay” Nimaad duugtay iyo nimaad doorateyba dib kuguma so laabtaan شخصان لا يعودان إليك، شخص دفتنه، وشخص انتخبته Waa maahmaah cusub oo tilmaamaysa raga lasoo doorto inaysan kasoo bixin ballanka ay qaadayaan. marka ololaha doorashada u socoto shacabka ballan adag ayay ka qaadaan laakin […]
Cuntada jirka iyo nafta

Cuntada jirka iyo nafta I think you feel hungry when you see this best meal. but dont forget the food that good for your health is fruits and vegetables. Cuntada marka ay tahay mid kaladuwan waxay jirka u keentaa tayo iyo awood. siiba cuntada qudaarta iyo furuudka […]
Murti iyo xigmad sida wax loo xaliyo

Murti iyo xigmad sida wax loo xaliyo All birds find shelter in the rain. But the eagle avoids rain by flying above the clouds. Problems are common, but attitude makes the difference. Shinbiraha oo dhan xiliga roobka waxay helaan dugaal. laakin gorgorka wuxuu aadayaa daruuraha korkooda si roobka uu uga leexdo. dhibaatooyinka waa wax jira, […]
Amin arts corona virus sawir cajiib ka sameeyay

Amin arts corona virus sawir cajiib ka sameeyay Farshaxanlaha soomaaliyeed caanka ah ayaa ka sameeyay cudurka caalamka oo dhan ku faafay oo loo yaqaano corona virus covid 19. cudurkaas oo dadka ku xabisay guryaha wuxuu sawiray asoo bannaanka jooga oo u hanjabaya dadka oo ku leh car banaanka is keen. sida la og yahay cudurka […]
Hargabka Spain 1918-kii inta ku dhimatay

Hargabka Spain 1918-kii inta ku dhimatay The Spanish flu was an hard deadly influenza pandemic from January 1918 to December 1920. Hargabkan wuxuu dhuftay caalaamka sanadka 1918. wuxuu ku faafay meel kasta, wuxuu ku caanbaxay hargabka Spain waxaala sheegay inuu ku dhacay in la eg 500 malyal qof . waxaa ku dhimatay tiro u dhexaysa […]
