Diracley ayaan is guursan rabnaa ila taliya

Diracley ayaan is guursan rabnaa ila taliya Su’aasha: Gabar ayaan doonan rabaa laakin waa gabar labiska diraca banaanka ku qaadato waxaan rabaa inay is xijaabto iyaduna ma fulinin waxa aan rabo mar kaste waxay igu tiraahdaa xijaab waxaan qaadanaa marka aan is guursano waxa aan samaynayo ma garanayo. Jawaabta: Sida aad og tahay xijaabka waa […]
Jirooyinka raaxada qaldan ay keento

Jirooyinka raaxada qaldan ay keento Su’aasha: galmada jirooyinka laga qaado waa tee waxaan maqlaa mar walba galmo aamin ah maxaasee laga wadaa galmada aaminka ah, cudurka galmada ay keento ma degdeg baa ama mudo kaddib. Jirooyinka raaxada qaldan ay keento Jawaabta: Galmada halista ah waa mida xaaraanka ah waayo naagta marka dhowr ay la raaxaysanayso […]
Corona maxaa loogu bixiyay COVID19

Ereyga corona waxaa laga wadaa taajka madaxa lagu xiro engilish ahaan, Illeen wuxuu u eg yahay wax leh kurtmo taaj u eg. wuxuuna u dhow yahay cudurka SARS-COV 2 oo lagu arkay dalka China 2003. Magaca COVID19 waxaa lagasoo gaabiyay Corona virus disease 2019. labada xaraf hore waxaa lagasoo qaaday labada xaraf ugu horreeya ereyga […]
Faa’idooyinka caafimaadka baradhada leedahay

The health food is the best way to protect your body. When you eat a good food can feel you that in your health, potato helps you to make nice health food. Guud ahaan baradhada waa cunto aad ugu fiican jirka waxaa laga helaa waxyaalo badan oo xoojinaya caafimaadka qofka. baradhada waxay yaraynaysaa crostaroolka dhiiga […]
Ninka ma istiimin karaa xaaskiisa Soonka

Ninka ma istiimin karaa xaaskiisa Soonka Su’aasha: Ninka soomaan naagtiisa ma istiimin karaa oo waxaan ka wadaa inuu naasaha ka salaaxo iyo jirka hadu sidaa sameeyo soonka ma furmaa. Jawaabta: Culimada mas’aladan way isku khilaafeen qaar waxay u arkeen ninka hadduu yar yahay inay karaaho tahay waayo waxaa laga yaabaa inuu galmo ku dhaco marka […]
Galmada foorarka iyo gudniinka fircooniga

Galmada foorarka iyo gudniinka fircooniga Su’aasha: Waxaan maqlay gudniinka fircooniga inuu hablaha dhib weyn u geysto siiba xiliga dhiiga caadada iyo xiliga dhalmada, waxaa su’aal iga ah wasmada foorarka dumarka fircooniga xanuun miyay u keenteen teeda kale aariyo ama neef dhuuso oo kale miyaa ka timaada naagaha u gudun fircooniga. Jawaabta: Sida la og yahay […]
Ninka aflagaada badan xaaskiisa ma jecel yahay

Ninka aflagaada badan xaaskiisa ma jecel yahay Su’aasha: waxaan rabaa inaan ogaado arrin muhih ii ah waqtiga xadirka, ninka marka uu mar kaste xaaskiisa aflagaadynayo maxaa la dhihi karaa waliba si xun ayuu u aflagaadeeyaa oo aan loo adkaysan karin xataa mararka qaarkooda iyo la joogto dumar kale oo deris ama qaraaba ah. wuxuu dhahaa […]
