Astaanta cusub ee corona virus oo lala yaabay

Corona virus wuxuu leeyahay astaamo lagu garto oo ka mid a: qandho iyo qufac qalalan iyo jir xanuun iyo neef ciriiri iyo urka iyo dhadhanka inuu qofka ka tago astaamahan ayaan ugu caansan. guud ahaan wuxuu u eg yahay hargabka oo qandhada wata. laakin waxaa la arkay astaamo kale oo yaab badan. Waxyaalaha yaabka badan […]
Fasirka riyada dhuusada waa maxay

Fasirka riyada dhuusada waa maxay Su’aasha: Waxaan qabaa su’aal oo yaab badan qofka haduu riyo ku arko asoo dad badan ku dhex dhuusay dhuuso dhawaaq weyn leh oo meelo badan laga soo maqalay maxaa lagu fasiraa fadlan iisoo jawaaba. Jawaabta: Riyada dhuusada waa riyo qaabab badan noqon karta dhuusada codka leh iyo midda aan cod […]
Riyada soo dhicitaanka iyo duulimaadka

Waxaa jira arrin aad ugu soo noqnoqota qofka taasoo ah riyada soo dhicitaanka iyo riyada duulimaadka. Saan horay usoo sheegnay qofka marka uu riyo arko waa in la eegaa xaalkiisa siduu yahay hadduu yahay rag ama dumar ama qof doob ah ama qof xaas ah dhilinyar ama waayeel waxaasoo dhan fasiridda riyadab saameys ayuu ku […]
Fasirka riyada barambarada

Fasirka riyada barambarada Qofkii ku riyoodo barambaro riyadaas waxay ku tusinaysaa in dhib uu jiro oo aysan haboonayn in laga aammuso ومن رأى الصّراصير فإنّ هذه الرّؤيا تؤوّل إلى أنّ هناك مشكلةً لا ينبغي السكوت عنها، Baranbarada waxay tilmaamaysaa dhibaato weyn ama balo qofka kusoo socoto, qofkii ku riyoodo baranbaro waa inuu is ilaaliyaa. Qofkii […]
Kharaarka afka iyo cudurka qarsoon

Kharaarka afka iyo cudurka qarsoon Kharaarka afka iyo carrabka maxaa keena ma cudur baa Sababo badan ayaa jira oo afkaaga kharaar ka dhiga waxaa ugu muhimsan sababahan soo socda. 1- caloosha oo fariisata, taas oo macanaheeda ah mindhicirada oo si fiican aan u shaqaynin, caloosha marka ay fariisato qofka xanuun ayuu dareemayaa inta badan 2- […]
5 waxyaabood oo shakiga dumarka keena

5 waxyaabood oo shakiga dumarka keena Dumarka goormay kaa shakiyaan xog muhim ah. Dumarka dareenkooda aad buu xasaasi u yahay shakigoodana aad buu u badan yahay. laakin raga inta badan ma dareemaan arrinkan ama way ska illaawaan. waxaa jira shan waxyaalood oo keenaya shakiga haweenka. Xaaskaaga waxay kaa shakinaysaa marka ay kaa aragto shantan dhaqan […]
Sawirada Geedka Mareerta

Sawirada Geedka Mareerta Geedka mareerta wuxuu ka mid yahay geedaha caan ka ah dalka soomaaliya. Afka carabiga waxaa la dhahaa السبستان ama الدبق ama المُخَّيْط ama طنب magaca afka qalaad waxaa la dhahaa Cordia geedka mareerka waa geed miro dhalo oo leh macaan oo is […]
