Saaxiibka xaasidka maxaa lagu gartaa

Saaxiibka xaasidka oo daneystaha ah maxaa lagu gartaa? Waxaa laga yaabaa inay jiraan dad badan oo aad saaxiibo tihiin hadana laga yaabo inaysan ahayn dad daacad ah Astaamo ayaa jira lagu garto saaxiibka noocaas ah. 1- wuxuu isku dayaa inuu kaa leexiyo wax kaste guul kuu keeni kara isagoon kuu muujinin arin xun. 2- marka […]
Digniin ku socota dadka baraha bulshada

Digniin ku socota dadka baraha bulshada Waxay soo dhigaan gaalada sawiro quraanka oo lugaha la saarayo ama musqul lagu ridayo Dadka waxaas faafiya waxay kusoo qoraan walaal qofkan habaar. yaan lagu sirin taas yaan lagugu sirin, waayo qofka waxaas sameeyay ujeeddadiisu waa in la faafiyo marka waxaa lagaa rabaa qofka aad aragto oo waxaas faafinaya […]
Cuntada dunida ugu qaalisan

Waa maxay Caviar? Caviar waa ukun uu dhalo kalluun lagu magacaabo Acipenseridae afka ingiriiskana Sturgeon ayaa loo yaqaanaa waxaa laga helaa badda Caspian Sea u dhexaysa Azerbaijan iyo Iran iyo Russia iyo Kazakhstan iyo Turkmenistan Muxuu jirka u taraa Caviar ?. Waxaa la sheegay inuu waxtar weyn leeyahay wuxuu siiyaa jirka awood aan maskaxda galaynin […]
Calaamadaha lagu garto naagaha kacsiga badan

Calaamadaha lagu garto naagaha kacsiga badan Su’aasha: Ma jiraan astaamo lagu garto naagaha kacsiga badan , waxaan maqlay buugaag ayaa jirta oo ka hadlayso astmaaha lagu garto dumarka dareenka badan hadaba waa maxay bbuugaagtaas maxaa ka jira arintas, fadlan jawaab ayaan idinka sugayaa. Jawaabta: Marka laga hadlo qofka waxa ku saabsan dareenkiisa gudaha way adag […]
Mooska iyo caanaha marka laysku shiido

Mooska iyo caanaha marka laysku shiido Waxtarka uu leeyahay cabitaanka mooska iyo Caanaha isku shiidan. Cabitaanka mooska iyo caanaha laga sameeyo wuxuu siiyaa jirka vitamiino aad u badan. sidoo kale jirka wuxuu siiyaa firfircooni badan wuxuu aad u anfacaa dadka shaqooyinka adag qabta calooshana wuu dejiaa wuuna qaboojiyaa, isdifaaca jirkana wuu kordhiyaa raga awood dheeri […]
Hilib qofka ku riyoodo fasirkiisa

Hilib qofka ku riyoodo fasirkiisa Hilibka marka aad ku riyooto waxaa lagu fasiraa tafsiiro kala duwan sida aad ku aragto ayay ku xiran tahay laakin waxaa ugu muhimsan hilibka guud ahaan muxuu yahay hilibka la kariyay ama bisil waa hanti iyo deeq badan hilibka ceerinka waa cudur iyo dhibaato haddii aad ku riyooto adoo cunaya […]
Suugada caafimaadka laga helo

Suugada caafimaadka laga helo Suugada waxay fiican tahay marka ay leedahay qudaar badan. sidoo kale marka ay saliidda ku yar tahay. Suugada caafimaadka leh waxaa laga maarmaan ah inay wadato basal iyo toon. Maxaayeelay waxay u fiican yihiin labadan geed caafimaadka marka ay cuntada caloosha gasho. teeda kale cuntada marka ay tahay mid saliid badan […]
