Sixirka waa maxay ma dhab baa mise waa dhaleenteed

Sixirka waa maxay ma dhab baa mise waa dhaleenteed Sixirka waa wax jiro oo lagusoo dejiyay labo Malag oo lagu magacaabo Haaruut iyo Maaruut. Sixirka waxaa lagusoo dejiyay magaalada Baabil ee ku taalla dalka Ciraaq. Taasna waxaa lagu sheegay Quraanka Kariimka. wuxuu yiri Alle: (وَاتَّبَعُوا مَا تَتْلُو الشَّيَاطِينُ عَلَىٰ مُلْكِ سُلَيْمَانَ ۖ وَمَا كَفَرَ سُلَيْمَانُ […]
Ninkeyga iguma qanciyo sariirta maxaa xal ah

Ninkeyga iguma qanciyo sariirta maxaa xal ah Su’aasha: Waxaan ahay gabar 31 jir ah ninkeyga muddo ayaan is qabnaa oo garaysa afar sano, waxaan ku arkay sanadahan dambe inuusan kahelin raxada sarirta, aniga kaliya ayaa dalbanayo hadii anka amuso ima soo radsado wax kaste wan sameeyay si kaste wan isu qurxiyay, waxan ugu shakiyay naag […]
Burger waa maxay muxuu jirka ku sameeyaa

Burger waa cunto maraykan ah oo adduunka oo dhan ku faaftay. Burger -ka wuxuu ka samaysan yahay rooti oo la dhex galiyay hilib ama digaag kaddib katshab iyo miyoones ayaa lagu daray iyo farmaajo iyo ansalaato waxaa lagu cunaa baradho saliid lagu dubay waxaan lagu cabbaa cabbitaan macaan ah sida Bebsi iyo Coca cola ama […]
Bidaarta dumarka iyo daawada

Bidaarta dumarka iyo daawada Su’aasha: walaalayaal dumarka bidaar maka soo baxdaa maxaana u keeno bidaarta haweenka tan dumarka oo kale miyaa mise raga iyo naagaha way ku kala duwan yihiin bidaarta. Jawaabta: Bidaarta dumarka ma aha midda ragga oo kale oo timaha dhex ay tagaan. midda dumarka waa timaha oo haweenka ka daadanayaa. inta badan […]
Geedka raga waxa finka u keeno iyo daawada

Geedka raga waxa finka u keeno iyo daawada Su’aasha: Waxaanahay nin 21 jir ah guska madxiisa nabro yaryar ayaa iiga soo baxay waxay keeneen cuncun daran marka kaste inaan xoqo ayaan rabaa maxaa keena fimanka meesha ka soo baxo daawo maxaa u ah? Jawaabta: Nabraha kasoo baxo xubinta taranka ninka waa noocyo badan waxaana keena […]
Naag suxulbaruur maxaa laga wadaa

Naag suxulbaruur maxaa laga wadaa Su’aasha: Ereyga suxul barur maxaa laga wadaa naagaha garoobada miyaa mise naag kaste ayaa la dhihi karaa. Jawaabta: Waa erey aay adeegsadaan dadka soomaaliyeed waxaa laga wadaa dumarka waaweyn oo afartanka gaaray, dumarka marka ay da’ noqdaan way cayilaan waxay yeeshaan garbo waaweyn iyo bari weyn iyo cajiro buurbuuran marka […]
Caanaha naasaha ma lagu tukan karaa

Caanaha naasaha ma lagu tukan karaa Su’aasha: waxaan ahay qof ilmo nuujiso, caano aad u badan baan leeyahay mararka qaarkooda anoo salaadda ku jira ayay igasoo daataan siiba marka aan rukuuco ama sujuudo qoyaan badan ayaan dareemaa marka salaadda wax may u dhibaan caanahaas fadlan jawaab degdeg. Jawaabta: Caanaha naashaha dumarka waa daahir sidaasna waxaa […]
