Riyada aabahayga oo i dhufanaya oona ii xanaaqsan

Riyada aabahayga oo i dhufanaya oona ii xanaaqsan Riyada: Asc wllo. Asc wllo waxan xalay ku riiyooday Abahay iyo Adeerkay isla jooga in ay abahay gacan ii qaaday kadib anigana waan ka jawabay gacanta oo an gacan u qaaday muxuu noqon kara fasiirkeeda in waalidkay uu garacay asaga oo wata Ul kadib anigana aan ku […]
Ninkayga caanaha naaska ayuu iga cabbaa ma iga furmaa

Ninkayga caanaha naaska ayuu iga cabbaa ma iga furmaa Su’aasha: ninkayga wuxu jecel yahay marka uu istinka samaynayo inuu naasaha iga jaqo, mararka qarkooda caano ayaa kasoo daato wuuna cabbaa waxan maqlay ninka hadu cabbo caanaha xaska nagtiisa way ka furmaysa hooyo ayay u noqonaysaa fadlan jawab. Jawaabta: Ninka hadduu xaaskiisa caanaheeda cabbo kama furmayso […]
Riyada guurka qof madax ah maxay noqon kartaa

Su’aasha: Asc walaal maxay noqon karta qofkii Riyo ku arkaa isagoo guursanaya nin madaxweyne ah nin kaas na waa Mudane Farmaajo.?? Jawaabta: Guurka qof madax ah wuxuu tilmaamayaa qofka ku riyooday inuu yeelan doono magac iyo muuno. sidoo kalw wuxuu noqonayaa qof aad looga dambeeyo jago ama hanti ha ahaadaane waxa lagaga dambeynaya, qofka madaxa […]
Fasirka riyada marada cad waa maxay

Su’aasha: asc walal waxan ku riyooday ayado wiil aan aqano balse muqal qof kale leh oo guriga igu imanayo salan kadib wuxu ibinaya goayaal huudhey ah oo aad u qurux badan go.yasha waa wada cadaan dil dilmo leh midkastana fodarahiisa wado ada u rabanoya waxanse leyahay hada goayal waa i yalan ee markala ka qadana […]
Riyada dharkaaga oo dhar kale ku milmaya

Su’aasha: asc waxan ku riyooday ayado 7 dirac oo bati ah aan leeyhay ee ku dhex milmayan baatiyaal kale oo meel tuuran lona diyariyay in la dhaqo kadib kuwayga ka dhex raadsada la i dhaha intan raadiska waday waxa arkaya baatiyaal kuweyga ka qurxoon waxa isku dayaya inan kuwas qato oon kuweygii iska dhafo goobti […]
Siigada dumarka laga maqan yahay dhib ma u keentaa

Siigada dumarka laga maqan yahay dhib ma u keentaa Su’aasha: waxan ahay nag ninkeeda inta badan safar ku maqan waxa dhici karo inu iga maqanaado labo bilood wax ka badan taasna mar kasta ayay dhacda waa nin track ka shaqeeya, anigana qof waxan ahay dareen siyaado leh habeenha qaar ma hurdi karo anoo biya iska […]
Fasirka riyada ceyrsashada lacagta doolarka

Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo waxan ku riiyooday lacag 100 dollar oo iga cararaysa aan ceyrsanaya waana qaban wayay ilaa ay dadka weydiisa in ay ii qabtan. Muxuu noqon kara fasiirkeeda dhaqalo xumo wey ii haysa deen badan waa la igu leeyahay. Jawaabta: Riyada aad sheegtay oo ah adoo lacag boqol doolar dabagalaya, marka ugu […]
