Qaamuus Soomaali Carabi xarafka D قاموس صومالي عربي

Xarafka D | da’ | سِنٌّ | ——————————————- | daab, gacanqabsi | مقبض | ——————————————- | daabacan | مطبوع | ——————————————- | daabacay | طبعَ | ——————————————- | daacsaday | تجشأَ | ——————————————- | daacuun | طاعون | ——————————————- | daad | سيل | ——————————————- | daadiyay, | حثي | ——————————————- | daadiyay, shubay | […]
Qaamuus Soomaali Carabi xarafka C قاموس صومالي عربي

Xarafka C | caabuday | عبدَ | ——————————————- | caadeysi | تعوُّدٌ | ——————————————- | caadeystay | تعوَّدَ | ——————————————- | caadi | عاديٌ | ——————————————- | caadi ahaan | عادةً | ——————————————- | caadifo ku saabsan | عاطفي | ——————————————- | caado, dhaqan | عادةٌ | ——————————————- | caado, dhibaad, | حيضٌ | […]
Qaamuus Soomaali Carabi xarafka B قاموس صومالي عربي

Xarafka B | baabi’iye, sun | مُبيدٌ | ——————————————- | baadil wata | مبطِلٌ | ——————————————- | baadiyeeyay, | ضللَ | ——————————————- | baagamuundo | عاطل | ——————————————- | baahan | محتاج | ——————————————- | baakad | علبة | ——————————————- | baal | ريش | ——————————————- | baaldi | جردل | ——————————————- | baalka isha […]
Qaamuus Soomaali Carabi xarafka A carabi to somali قاموس صومالي عربي

Qaamuus Soomaali Carabi xarafka A carabi to somali قاموس صومالي عربي Qaamuus carabi to somali ama somali to carabi oo si sahlan wax kugu tarjumayo soomaali ku qor mise carabi ku qor waxaad helaysaa tarjamada arabi ama soomaali wixii aad ku qorto qofka raba inuu barto af carabi qaab sahal buu uga dhigayaa. Qaamuus Carabi […]
Riyada qof magaalo kale tagay oo biyabaxay

Su’aasha: Asc wllo Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo magaalo aan aqoonin jooga haddana an biyo baxay yacni anoo galmo sameynin baan arkay biyo bax iga imaaday wax dareen ah aysan jirin. Jawaabta: Haddii si dhab ah aad u biyabaxday riyada fasir ma laha, laakin haddii riyada dhexdeeda aad ku biybaxday waxay tusinaysaa riyadaada […]
Turkey oo si fiican u qaabishay Guuleed wiilka diyaaradda sameeyay

Wiilkan waa wiil Soomaaliyeed oo Ilaahay ku mannaystay mowhibo Wuxuu ku noolaa Soomaaliya Wuxuu gacantiisa ku sameeyay Diyaarado oo iska caadi ah Laakin waxay xambaarsanaayeen Macne aad u weyn oo qiima badan Dalka Turkey ayaa wiilka qaatay Si uu barto habka diyaaradaha loo Sameeyo. Hadda wuxuu la taagan yahay Wasiirka arrimaha dibadda Turkey Taas maanta […]
Fasirka riyada kilkilaha nadiifka ah oon wax shiir lahayn

Fasirka riyada kilkilaha nadiifka ah oon wax shiir lahayn Riyada: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo Gilkishayda dhahaya ma shiiraysa ee way carfaysa oo soo bandhigaya wax timo ah malahan Kilkilaha wax urna malaha balse anaa dhahayay waligay ma shiirin waana sida saxda ah aniga ma ihi ragga ka shiira KilKILAHA. Fadlan si deg […]
