Riyada qof yar oo naag guursanayo

Riyada qof yar oo naag guursanayo

Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo booqonaya wiil aan aqaano gurigooda tagaya waxana arkaya wiilka oo guursaday oo uur loo leeyahay wiilka waan aqaana xaas malahan mana gaarin in uu guursada marka riyaadas maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal inuu kusoo socdo nololosha qofka doobka ah aad ku riyootay […]

Saliida geedka ninka la mariyo dhib ma leedahay

Saliida geedka ninka la mariyo dhib waxtarka ay u leedahay

Saliida geedka ninka la mariyo dhib ma leedahay Su’aasha: salam waxan isku arkay gus yari guskayga markuu kaco waa 6 sn markuu dansan yahayna waa 2 sn oo kale meesha ayuu dhegan yahay anigana waxan jiraa 19 sano marka waxan maqlay saliida guska ayay weynaysa arintas maxaa ka jiro hadii sax ay tahay waa salidee […]

Riyada qofka asoo la siinayo dahab iyo doolar

Riyada qofka asoo la siinayo dahab iyo doolar

Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo Xalay waxan ku riiyooday nin aan maalin hore weydiistay in uu ii caawiyo ayaan xalay riiyo ku arkay asaga oo siinaya lacag shan boqol dollar oo u dhiganta 2 shiling oo dahab midabkiisa jaale balse wuxuu leeyahay safaro waxay ku noqonaysa $500 intas kugu caawiyay anigana ka dalbaday Week hore […]

Garoob ayaan ahay cuncun iyo dhacaan ayaa i wareeriyay

Garoob ayaan ahay cuncun iyo dhacaan ayaa i wareeriyay

Garoob ayaan ahay cuncun iyo dhacaan ayaa i wareeriyay Su’aasha: Garoob ayan ahay, waxan isku arkay dhacaan aan dhamaanin oo cad ah wuxuuna wataa ur aad u qurmuun, sidoo kale cun cun daran habeenkii kama hurdi karo maxaa daawo u ah la dhihi karaa fadlan. Jawaabta: Cuncunka iyo dhacaan labadaba waxay tilmaamaan bagteeriya, dumarka qaar […]

Sababaha keena dhiigga sanka ka yimaada

Sababaha keena dhiigga sanka ka yimaada

Sababaha keena dhiigga sanka ka yimaada Su’aasha: Mararka qaar waxaan isku arkaa dhiig sanka igaga soo dadanaya, wax xanuun ahna ma dreemo kaliya waxan arkaa dhiiga oo iga soo qulqulaya taas maxaa la dhihi karaa ma jirro baa ama waa wax iska fudud? Jawaabta: Dhiigga sanka ka yimaada oo yaqaano afka soomaaliga goror  afka carabigana  […]

Waxyaalaha halleeya ilkaha carruurta

Waxyaalaha halleeya ilkaha carruurta

Su’aasha: waxan rabaa inaan ogaado cunug yar 5 jir ah ilka oo dhan ayuu ka madoobaaday oo way burbursan yihin qof ayaa igu yiti waxaa sabab u ah macmacaanka siiba sonkorta aad ilmaha siinayso mar walba marka waxan rabaa inaan ogaado ilkaha sonkorta ma dhibtaa fadlan jawaab. Jawaabta: Caadi ahaan ilmaha da’dan ah ma aha […]

Fasirka riyada cunitaanka malabka

Fasirka riyada cunitaanka malabka

Fasirka riyada cunitaanka malabka Riyada: Asc l wll xalay waxan ku riiyooday anoo cunaya malab marka muxuu noqon kara fasirka riyada malabka. Mahadsanid   Fasirka: Riyada malabka waa riyo aad u fiican qofkii ku riyoodo asoo cunaya malab wuxuu helayaa hanti xalaal ah oo badan. Dhammaan culimada riyada fasiro way isku raaceen arrinkaas. wuxuu leeyahay […]