Riyada abaalmarinta goobta shaqada

Su’aasha: Riyada waxay tahay waxan ku riiyooday anoo Abaalmarin la iga siinaya goobta aan ka shaqeeya abaalmarintas oo ah Ipad cusub. Marka maxay noqon karta Riiyooyinkaas oo dhan. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa isbadalka xaaladaada lasoo gudboonaan doono, sida riyada laga dareemayo, noloshaada aad bay u fiicnaan doonto, waxaad yeelan doonto hanti iyo magac iyo sumcad, […]
Riyada xaaskayga oo la doodaysa nin odey ah

Su’aasha: Asc wllo asc wllo Xalay waxan ku riiyooday Xaaskeyga aan hadda qabo oo nin odey ah uu furay ayna murmayaan anigana aan goobta fadhiya anoo dhahaya xaaska anaa qaba. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa xalaad lasoo guboonaan karta shaqada aad hayso xaaska mararka qaar waxaa lagu fasiraa shaqada iyo mustaqbalka qofka, waxaa laga yaabaa qof […]
Maxaa ku dhacay dhaqanka Soomaalida maalmahan

Maxaa ku dhacay dhaqanka Soomaalida maalmahan Igu sawir kaliya miyay noqotay nimcada Alle na siiyay? Sawiradan waxay aad ugu faafeen baraha bulshada, dad badan ayaa ku lifaaqay sawiro dad tabaalaysan oo dhibaato ay ka muuqato. Dadkaas oo kasoo qaaday sawiradan inay qaldan yihiin waayo cuntada oo ah nimcada Ilaahay ayaa qaab xun loo istacmaalayo. Marka […]
Riyada lagu ooyo maxaa lagu fasiraa

Riyada lagu ooyo maxaa lagu fasiraa Su’aasha: Waxaan ku riyooday anigoo ooyaya waliba oohin aan qalbiga ka dareemaayo riyadaas oo kale maxaa lagu fasiraa wll. Jawaabta: Riyada oohinta marka ay tahay dhawaaq la’aan way fiican waxaa lagu fasiraa faraj iyo badbaado, laakin marka ay tahay oohinta mid qaylo daran la socoto waxay tilmaamysaa musiibo weyn […]
Riyada ilmo yar oo gaari ka dhacay

Su’aasha: Asc walaalyaal waxaan xaley ku riyooday anigoo Ilmo yar uu walaalkey dhalay aan xambaarsanahay ka dibna aniga iyo walaalkey waxaan raacnay gaari marka anigii waxaan sameeyey in ilmihii yaraa aan dusha u saaro mid ka mida dadkii gaariga dhinac ka heystay ee aan kursiga saarneen anigana waxaanba iska koray kursiga walaalkeyna wuu i ak […]
Riyada qof muslin kaniisad galayo maxay tahay

Su’aasha: waxan ku riyooday anoo galayo kaniisad oo xaflad ay ka jirto waxaan u jeedaa dad badan oo dhar cad ku labisan waxaa ku jiro nin muslin ah laakin ninka hadda ma garan karo qofka uu yahay laakin waxay dareen sanahay inu muslin yahay marka sidaas ayan kusoo toosay riyadan maxaa lagu fasiri kara. Jawaabta: […]
Riyada cunto agtaada lagu cunayo aadan wax ka cunin

Riyada cunto agtaada lagu cunayo aadan wax ka cunin Riyada: Asc walaal waxaan ku riyooday habeen dhaxdaas anoo guri dariskeena wax laga cunaayo anna aan ka xishoonaayo hadana raashiinka cid soo cun igu dheheyso majirin anigana arintaas ayaa ciil badan iga hayey, maxaa lagu fasiri karaa riyadaas oo kale wllo. Fasirka: Riyada cuntada la cunayo […]
