Gabadha fircooniga maxa lagu garan kara inay galmada ku cusub tahay

Gabadha fircooniga maxa lagu garan kara inay galmada ku cusub tahay

Gabadha fircooniga maxa lagu garan kara inay galmada ku cusub tahay Su’aasha: A S C wll su’aashayidu waxa weeyan nin u galmooday gabadh fircooniya hadu gabadha waxyaalahan u ka ar’ko 1, gabadhu haday ka baqi wayido ninka u galmoonaya ama ka xishoon wayido? 2, ninku hadu geedkiisa si yaro fudud gabadha u galiyo? 3, ninku […]

Nabraha dhabarka sababaha keena iyo daaweynta

Nabraha dhabarka sababaha keena iyo daaweynta

Su’aasha: Nabra kuusan aya dabarka iga so baxen 6xabo, af malahan nabraha qanjir ahan waye, maxa i keeni kara, dawada na wa maxey. Jawaabta: Sababao badan ayaa keeni kara nambraha dhabarka kasoo yaaca, waxaa ka mid ah 1- isbadallada hormoonada jirka marka qofka uusoo qaangaarayo. 2- sababo dhaxal ah. 3- jirka oo soo daayo dufin. […]

Dhul barwaaqo ah maxaa lagu fasiraa

Dhul barwaaqo ah maxaa lagu fasiraa

Su’aasha: Asc ilaahay ha idin ilaaliyo marwalba 1 waxaan ku riyooday anoo jooga meel banaanoo buuro yar yar le oo dooga iyo dareemadu misigta kuu qabanayaan oo wada green ah oo aad uqurux badan oo ay xoolo daaqayaan siiba adhi 2 waxaan ku riyooday anoo dhex socda meel hawda ama kayn ah oo geedo waawaynle […]

Fasirka riyada cunidda hilibka bisil

Fasirka riyada cunidda hilibka bisil

Fasirka riyada cunidda hilibka bisil Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo Abahay la socda kadib uu ii geynaya waxana tagayna guri gurigaas oo Hilib Bisil noola keena waxana dhahaya waan soomanahay wuxuuna leeyahay soonka iska fur kadib waxan cunaya Hilib aad bisal oo Macan. Maxay noqon karta Fasirkeeda. Jawaabta: Inshaa Allaah riyadan waxay tilmaamaysaa […]

Ninku haduu ku cusub yahay guurka sidee buu gabar u bikro jabin karaa?

Ninku haduu ku cusubyahay guurka sidee buu gabar u bikro jabin karaa?

Ninku haduu ku cusub yahay guurka sidee buu gabar u bikro jabin karaa? Su’aasha: Asc walaal ninka ragga ah markuu ku cusubyahay guurka habeenka ugu horeyso qoftiisa markey tahay bikro sidee ayuu u bikrajabin karaa? Mida kale haduu isticmaalo saliid macsaro inuu geedka marsado howsha ma u sahlanaaneysaa? Bikro jabinta xoog miyuu u sameynayaa ninku? […]

Xanuun ka jira xiniinyaha maxaa sabab u ah

Xanuun ka jira xiniinyaha maxaa sabab u ah

Xanuun ka jira xiniinyaha maxaa sabab u ah Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ku weydiiyo su,aal ah, maxaa keena xiniinya bararka oo hal xiniinyo ah kaliya,, waxaan kaloo rabaa ekfashinka markuu ninka ku dhaco oona xaaskiisa u sababyo mar alaala markuu u galmooda xaaskiisa uu dareemayo hur guska korkiisa ah iyo qaska mudo ka dib na […]

Riyada salaan dheeroo dhinacyadana ka xidhan si aan loo dhicin

Riyada salaan dheeroo dhinacyadana ka xidhan si aan loo dhicin

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin marwalba waxaan ku riyooday aniga iyo edaday aabahay la dhalatay oo aanu fuulayno salaan dheeroo aad u dheer edaday ayaa daashoo fadhiistay ana waanka horeeyay waxaan arkay iyadoo fadhiistay waan kusoo noqday waan u imid waxaan ku idhi edo miyaad daashay way igu qososhay kabacdi waxan eegay dhinacayga meel banaan waxaan […]