Proteinka hadan iska badin dhib miyaa

Proteinka hadan iska badin dhib miyaa

Su’aasha: Asc markaa rabtid inaad jirka dhistid waxyaaba badan ayaad ubahantahay sida qudaar ukun hilib digaag wa macquul inaada wada helin marka hadii protein powder an isticmalo si tartartiib ah intii bil loogu tala galay an sadax bil ku isticmalo dhib ma ikeneysa. Jawaabta: Dhibka waa kaa yaraanaa markastoo ay muddada dheeraato, saan sheegnay dhibka […]

Riyada masaajidka qofka oo dadka kala hadlaya

Riyada masaajidka qofka oo dadka kala hadlaya

Su’aasha: asc waad mahadsantihiin marwalba Allah macak waxaan ku riyooday aniga oo wado socda oo gaadhigayga wata goor habeen ah ayaa waxaa la eedaamay salaadii cisha kabacdi masjidka ayaan galay waan la aqiimay waan tukaday telephone ayaa soo dhacay qofkamida Jamaca oo dhilinyaro ah waan dhibsaday waanan ka xumaa markii salaada laga baxay ayaan microphonkii […]

Showerka biyaha qabow bahalka ninka ma yareyaan

Showerka biyaha qabow bahalka ninka ma yareyaan

Su’aasha: Shawarka biyaha qabow iyo kuwa kulul midkee fiican kuwa qabow bahalka ninka ma yareyaan. Jawaabta: Biyaha qabow iyo kuwa kulul labadaba waa laysku darsadaa marka la qubaysanayo, biyaha qabowga ma yareeyaan bahalka wax dhibna uma keenaan geedka haddaad kaligooda ku qubaysato. Marka ma garanayo meesha aad ka keentay biyaha qabow ninka geedkiisa inay yareeyaan. […]

Riyada roobka iyo balayga ama warta

Riyada roobka iyo balayga ama warta

Riyada roobka iyo balayga ama warta Riyada: Asc waad mahadsantihiin marwalba Allah macak waxaan ku riyooday aniga oo dhex jooga roobkoo da’aya oo saxansaxo udgoon leh biyihiisana cabaaya ayaan hadan roobka dhexsocdoo waxaan tagay meel geedo waawaynle oo barwaaqo ah oo uu roobkiina ku da’ayo kabacdi waxaan hoos istaagay geed wayn waxaa geedka kasoo baxay […]

Guurka in laga baqo maxaa sababaya

Guurka in laga baqo maxaa sababaya

Su’aasha: Rag waxad arkaysaa nolol ahaan iska ladan oo guri haysta hadana guur aan rabin marka aad weyddiiso wuxuu ku dhahaa guur laguma degdego marka su’asha waxay tahay maxaa keena ninka inu ka cabsado guurka? Jawaabta: Guurka waa wax aad u muhiimsan, qofka hadduu helo lacag iyo fursad waa inuu guursadaa, cabsida inta badan waxaa […]

Erayo naxariis badan qalbiga dumarka habkay u saameeyaan

Erayo naxariis badan qalbiga dumarka habkay u saameeyaan

Erayo naxariis badan qalbiga dumarka habkay u saameeyaan Su’aasha: inta badan waxa la dhahaa gabdhaha hadalka macan oo naxariista leh ayaa soo jiita dadka qaarna waxay dhahaan haweenka lacag ayay rabaan qaarna qurux marka hadaladaas side loo kala xalin kara. Jawaabta: Erayao naxariis badan waa tiirka jacaylka ninka iyo xaaskiisa xiriirkooda adkeeya, hadalka oranaya dumarka […]

Anoo awood lagu duulo yeeshay ayaan riyo ku arkay

Anoo awood lagu duulo yeeshay ayaan riyo ku arkay

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin marwalba ilaahay ha idin dhawro waxaan ku riyooday aniga oo duulaya dhul barwaaqo ah oo aad uqurux badan geedaha dushooda marna soo dagaaya hadana duulayoo awood u leh inuu duulo oo uu tago meeshuu doono waliba anagoo aad u faraxsan hadana magaalada dhexdeeda anoo sxbaday lajooga hadana katagaayoo ISKA duulaya iyagoo […]