Riyada boorash oo saaxiibka lala cunayo

Riyada boorash oo saaxiibka lala cunayo

Su’aasha: Asc wllo waxan xalay ku riiyooday aniga iyo wiil aan saxiibo nahay oo mar aan wada daganeeen aan u imaaday asaga oo boorash aad u macan karinaya kadib waan la cunay macanka boorashka markan jeclaaday baan iibsaday laba bakad oo boorash ah si aan u karsada. maxay noqon kartaa fasiirkeeda. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]

Riyada caruur jaranjarad laga tuurayo

Riyada caruur jaranjarad laga tuurayo

Riyada caruur jaranjarad laga tuurayo Riyada: Wll waxaan ku riyooday gabar aan saaxiibo nahay oo itiri kalay suuqa dukaan ii raac anoo laamiga wax ka gadanaya waan racay waxana watay wiil iyo gabar yar yar markàn cabaar so conoay waxaan koray jaran jar dheer caruurtii waan ka adajin waya waxan dhahay caruurta mid ii daji […]

Riyada nikaaxa maxaa lagu fasiraa

Riyada nikaaxa maxaa lagu fasiraa

Su’aasha: ASC riyada nikaax maxay noqon kartaa. Jawaabta: Riyada nikaaxa waxay xambaarsan tahay isbadal weyn noloshaada lasoo gudboonaanaya, qofka hadduu arko nikaax  sida asoo naag lagu nikaaxayo wuxuu heli doonaa nolol cusub oo barwaaqo wadato, waxaa kaloo riyada ay tusin kartaa qofka si dhab inuu u guursanayo naag. Ama wuxuu noqon karaa isbadal kale oo […]

Riyada gabar moos qeyb laga siinayo

Riyada gabar moos qeyb laga siinayo

Su’aasha: ASC gudomiye : waxaan Ku riyooday anigoo moos fiiqday khayb Ka mid ah na aannsiiyay naag oon u jabshay haaf. Jawaabta: WCS, mooska waa arsaaq badan iyo faa’ido laga helayo mashaariic, haddii qofka uu yahay mid aan diinta si fiican ugu dhaqmin oo muus uu ku riyoodo waxay tilmaamaysaa riyada cabsida Alle iyo inuu […]

Calaamad lagu kala garto muuqaal ahaan gabar iyo garoob

Calaamad lagu kala garto muuqaal ahaan gabar iyo garoob

Calaamad lagu kala garto muqaal ahaan gabar iyo garoob Su’aasha: Waxaaan ahay will dhalin yaro ah Waxaan rabaa inaan kala garto gabar iyo garoob “ma jirtaa calaamad lagu kala garo muqaal ahaan gabar iyo garoob. Jawaabta: Muuqaal ahaan way adag tahay in lagu kala saaro gabar iyo garoob, laakin inta badan gabadha way ka xishood […]

Raga gabdhaha ka ugaarsada baraha bulshada

Raga gabdhaha ka ugaarsada baraha bulshada

Su’aasha: Asc wll waxa jira wiil aan iska baranay meel alaad ah wiilka kaftankayga iyo sheekadayda ayu Aad uga helay Ana saaid baa uga helay isago wajigisa Cidna aan tusin bu ii tusay marka game la ciyaraayo anigo kaliya ayu jecel yahay ina la ciyaaro ana waa iska adkeeya dad kale aya la ciyaara heer […]

Malayga shoodaha iyo kan dabiiciga keeba fiican

Malayga shoodaha iyo kan dabiiciga keeba fiican

Malayga shoodaha iyo kan dabiiciga keeba fiican Su’aasha: Asc waxan cuni jiray malayga banaanaha lagu kariyo ee boqolka shilin iyo kontonka shilin lagado aad buu kacsi ulaha kan shoodaha la mid miya keeba fiican. Jawaabta: Waxaa fiican malayga dabiiciga ah oo aan wax lagu darin, kaluunka gasaca waxaa lagu daray waxyaabo ka ilaaliya inu hallaabo, […]