Bahalkayga markuu dansan yahay waa 1 cm markuu kaco 3 cm dhib miyaa

Bahalkayga markuu dansan yahay waa 1 cm markuu kaco 3 cm dhib miyaa Su’aasha: Niyow siigada wankaso kabanaya lakin guska aad ayuu iyaryahay marku dansanyahay 1 cm kamaweyno marku kacana 3 cm ayuu la igyahay hadaan saliida kidaligo waxaan kabaqaya inan siigeysato marka hadaan iskadaafo Oo aan daaligin lakin siigada Ka ilaliyo maweynanaya waxaan Jira […]
Nafteyda ayaan liidaa qaraabadana waa nacay

Su’aasha: Niyow nafteyda waxay igu shekeyneysa inan ahay qof liito Oo daaciif dadkana Ay Ka aminsanyihiin mid doqoon ah oo liita sababto miyiga Ayan kudashay hooyana WA ay dimatay anigo yar marka magalada Ayan imaday abo dadka wuxuu ugushekeya inan ahy mid qoolo mabadar ah oo dhadhaan ah oo waxbo laguu haleysan Karin hadana mid […]
Saliid seytuunka waxa ay u tarto naasaha

Saliid seytuunka waxa ay u tarto naasaha Su’aasha: scw waxan raba inad iga jawaabtan su’aasha oo ah saliid seytuun hadaan ku daliigo habeen walbo naasaha wax ma u tartaa waxan maqlay in saliida seytuunka naaska ay weynayso waxan raba inaad ii sheegtaan faa’idada ay u leedahay saliida seytuunka naasaha dumarka. Saliid seytuunka waxa ay u […]
Waxaan Ku riyooday waysa qaad

Su’aasha: Waxan Ku riyooday anigoo wayso qaadanayo si in uu qof biyaha I haayo ama ishubayo ana an weysa qaadanayo Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad towbad keeni doonto oo Alle dambiga kaa dhaafi doono oo aad Alle ku xirnaan doonto riyada waysada waa riyo aad u fiican oo bishaaro u ah qofka muslinka , guud […]
Riyada qasabka sonkorta iyo shukulaatada

Su’aasha: Asc – waxaan Ku riyooday inaan joogo guri nin loyerka I ah ee sharcigayga I Qabilsan Bananka ama Daashka Gurigiisa Waxa Ku nool dad Shqaale u ah ee African ah oo xita dagan meshas Guryo yaryar dashka ugu yaalaan waxaan arkay mid Ka mid ah raga shaqaalaha oo kaso baxaayo guri wato Qasabka sonkorta […]
Siigada Hurdo miyeey leedahay?

Su’aasha: Walaal mar hadaan kacsado ama niyada galmo iga soo gasho ma hurdi karo si kastoon u mashquuliyo niyadeyda kama baxdo ilaa aanka siigeysto mooyee lkn markaan tuurto waxaa dareemaa daganaan xasilooni iyo hurdo macaana waan seexdaa marka sow lama dhihi karaa siigadu hurdada ayay keentaa. Jawaabta: Hurada waxaa keenay daalka iyo fikirka aad gashay […]
Riyada dad badan oo xoog guriga kusoo galaya

Su’aasha: Waxaan ku riyooday dad fara badan oo ii soo galay ano Waliba albaabka ku xiraya xoog iigu soo galay Dariska an u tagay si ay ii caawwiyaan intaan ku maqnaaa bay lacag iga xadeen waana dadka dadka guryaha ka daga wa bilaahi towfiiq Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto dhibaato iyo mashaakil […]
