Bahalkayga markuu dansan yahay waa 1 cm markuu kaco 3 cm dhib miyaa
Su’aasha:
Niyow siigada wankaso kabanaya lakin guska aad ayuu iyaryahay marku dansanyahay 1 cm kamaweyno marku kacana 3 cm ayuu la igyahay hadaan saliida kidaligo waxaan kabaqaya inan siigeysato marka hadaan iskadaafo Oo aan daaligin lakin siigada Ka ilaliyo maweynanaya waxaan Jira 22 sano.

Jawaabta:
Su’aashan su’aalo la mid ah dhowr jer ayaan ka jawaabay, intaadan soo dirin webka ka baar su’aasha aad weydiin rabto mid u eg.
Way dhici kartaa marka aad guursato muddo kadib inuu isbadalo faahfaahin waxaad ka akhrisan kartaa webka u laabo su’aalaha ku saabsan arrintan.
halkaan ka gal : https://daruur.com//?s
Teeda kale ninkga geedkiisa waxaa laga rabaa inuu ahaado marka ay ugu yar tahay 8 sm waa kan ugu yar oo naag lagu uureyn karo naagtana u gali karo, hadduu ka yar yahay qofka dhib ayuu kala kulmaa naagta raaxadeeda, dumarka ninkaas oo kale way yasaan ma rabaan.
Geedka ninka oo dhinaca bidix u qaloocan
I have answered similar questions to this question several times, before sending it, search the web for a similar question.
It may happen that after you get married, after a while, it changes. You can read more about it on the web and go back to the questions about this.
Go here: https://daruur.com//?s
On the other hand, a man’s penis is required to be at least 8 cm,
which is the minimum that a woman can get pregnant and enter her.
If he is smaller, he will have difficulty with the woman’s pleasure, women do not want such a man.
