Wahaabiyada iyo Suufida ma Ahlusunna ayay isla yihiin

Wahaabiyada iyo Suufida ma Ahlusunna ayay isla yihiin Su’aasha: Waxaa ii sheegtay Wahaabiyada iyo suufida inay kala haystaan afkaaro iska soo hor jeeda oo dariiqyada diinta xagooda waxaan kaa rabaa inaad taariikh kooban iga siiso labada dhinac iyo sidey ku soo bilaabmeen diiniyanse markii la fiiriyo labada dhinac kee baa saxan mida kale qolada takfiirta […]
Qof caato ah oo miisaankiisa 50 ka hooseeyo haduu Jiim sameeyo ma dhaawac bey ku tahay

Su’aasha: Sxb aniga qof 50kiilo ka hooseeya miisaankiisa waxaana rabaa inaan jirkeyga dhiso oo jiim sameeyo marka waxaa maqlay qof caato ah haduu jiim sameeyo tiibisho ayaa ku dhaca marka anoo hada caato eh hadaan jiim sameeyo saameyn miyaa iga soo gaari karta si dhaqsi leh iiga soo jawaab su aashan mahadsanid Jawaabta: Jiimka waxaa […]
Leylatul qadriga ma Hal habeen baa mise waa Laba habeen

Leylatul qadriga ma Hal habeen baa mise waa Laba habeen Su’aasha: Asc magaceyga waa maajid waxaan wataa su’aal diini ah dunida waxay kala dambeysaa 24 saac waxka badan hadaba waxaan doonayaa in la ii xaliyo leylatul qadriga maadaama uu habeen kaliya yahay sida ku cad suuratul inaa Anzalnaa sidee dadka dunida ku dhaqan u wadaagi […]
Rasuul African ama Soomaali ah inuu jiray Malaga yaabaa

Rasuul African ama Soomaali ah inuu jiray Malaga yaabaa Su’aasha: asc magaceyga waa maajid maalin maalmaha kamid ah waxaan la fadhiyey sxbadey waxaan ka hadleynay Arimo diini ah soon ayeyna aheyd aniga waxaan keenay Laba su’aal oo ilaa iyo hada aniga iyo Sxbadey aan waynay cid inoogu jawaabta Sxbadey qaarkood waa ahlu diin xataa waxaan […]
Riyada habeen kasta ah maxay ka dhigan tahay

Riyada habeen kasta ah maxay ka dhigan tahay Su’aasha: Asc walaalaha Daruur ee qaaliga ah waxaan ahay wiil dhalinyaro ah oo 20 jir waayadii hore way yareed Riyadeeda xili horena ma seexan jirin balse wayadan dambe mushkilado ayaa ila soo darsay dhaqso ayaana seexdaa waxaan arkaa riyooyin is daba joog ah qaarkood waan hilmaamaa qaarna […]
Riyada ceelka dheer inaad ku dhacdo aad ka cabsaneysid

Su’aasha: Asc wll Laba Su,aal ayaan doonayey inaan idin weydiyo lkn anigoo amarkiina u hogaansamaya Laba posti ayaan kasoo kala dhigayaa sida aad na farteen Wll waxaan ku riyooday Ceel dheer oo la qodayo ninka qodayana uu kasoo baxay oo aad umaleyneesid in ceelka uu dumi rabo oo kale oo aan ka cabsanayo in aan […]
Waxaan arkay anigoo warqad wax ku qoran wato

Su’aasha: Asc, waxaan arkay anigoo warqad wax ku qoran wato, oo an lasocdo naag iyo ninkeeda qaaraabo nahay, abaar kadib kala tageena , waxay igu dhahday berri beerta manoo raaceysoo ? Waxaan ku dhahay , imtixaanaa isocdo ! Jawaabta: Riyada waxay tilmamaysaa arrin ku saabsan ninkaas iyo naagtiisa inay kusoo gaari doonto waana arrin muhim […]
