Riyada islaan la leeyahay way tuugsanaysaa iyadoo dibadda loo jiro

Riyada islaan la leeyahay way tuugsanaysaa iyadoo dibadda loo jiro

Su’aasha: Asc, waxaan arkay anigoo dad kula jiro guri weyn oo sar ah, islaan ayaa waxay dhahday way tuugsaney dibadda waa loo jiraa ayada ,anigana ku dhahaayo waan uduceyneynaa , maxay tahay riyadan? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qof inuu jiro oo hunguri weyn oo lacag jecel waxaa laga yaabaa inaad xiriir leedihiin, qof lacag leh […]

Siigada jirka qofka miyay kala daadisaa

Siigada jirka qofka miyay kala daadisaa

Su’aasha: Siigada markan joojiyay mudo Aya kasowaregtay waxyaalo badan Ayan dareemay oo positive ah lakin waxan isku arkay inan caato noqday oo aan qof yar u ekaday marka siigada qofka qof weyn miyay kadigta oo jirkisa miyay Kala dadisa oo hada wan kasokabanaya mala dhihi Kara Mise dib kale Aya jiro. Jawaabta: Guud ahaan siigada […]

Timaha adag ee madaxa ninka maxaa lagu jilciyaa

Timaha adag ee madaxa ninka maxaa lagu jilciyaa

Timaha adag ee madaxa ninka maxaa lagu jilciyaa Su’aasha: Asc waxaan mararka qaar isku arkaa salka timaha madaxa inay i cun cunaan hadey igu bataan marka majirtaa daawo timaha lagu jilciyo oo wiilasha marsan karaan. Jawaabta: Daawooyinka timaha jilciya markaad iska joojiso tinta way sii adkaanaysaa, waxaa fiican saliidda qumbaha iyo saliid seytuunka iyo saliid […]

Fursadaha ganacsi lagu bilaabo maxaa ka mid ah

Fursadaha ganacsi lagu bilaabo maxaa ka mid ah

Su’aasha: Sxb waanku salaamay nio waxaan rabay inaan ganacsi ku biiro adigu dhaqaalo gaaraya kun dollar ayaan heystaa waxaana rabaa in lacagteyda aan gashado wax aan ku faa idi karo marka waxaan talo ahaan kaaga baahanahay sida aan ku heli karo fursad aanku balaarinkaro dhaqaalahayga oo madax banaan. Jawaabta: Marka hore waxaad eegtaa suuqa waxa […]

Waxan ku riyodey ano dhar dhaqaayo biyaha ku dhaqayna dhulka ku dadiyey

Waxan ku riyodey ano dhar dhaqaayo biyaha ku dhaqayna dhulka ku dadiyey

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyodey ano dhar dhaqaayo biyaha ku dhaqayna dhulka ku dadiyey kadib habaryarahey iyo famligyga qar ayan suugo ukarinayey iyana wey isugayen cunadi u kariyeyna wan sii waxn aheyd afur no karineysa kadib waxa itimid gabadh an quranka wada dhigan jirney wada shekysaneyn qurankii maxay tahy wll jasakalah. Jawaabta: Riyada waxay […]

Gabar dabaq sare ee hotel lasoo dumay

Gabar dabaq sare ee hotel lasoo dumay

Su’aasha: Asc walaal waxad ii fasirtaan riyo an xalay arkay waxan saarnaa dabaq sare oo hotel ah kadib hutelkii aya ilasoo dumay kaligay ma aheyn ila dadki oo dhan lkin waxba kuma noqon wan ka baxay maxay tahay wll. Jawaabta: Riyada ma fiicna waxay tilmaamaysaa dhib weyn inaad ku dhici doonto khasaaro weyn inay kusoo […]