Riyada nin dhintay ul wato oo isoo raacaya

Su’aasha: Asc waxaan arkay qof aqaano oo hore udhintay ,waxaan joognaa guri weynaan badan albaab weyn leh ,wuxuu wataa ninkan ul oo weligiisa qaadan jiray , wuu isoo raacaa anigana cabsi igu jirto aan socon karin , asagana isoo gaareen, maxay tahay? Jawaabta: Riyada waa digniin ka fogow wixii qalad aad ku jirto, sidoo kale […]
Cudurka tiibishada ma kuu soo gudbin kartaa galmada

Cudurka tiibishada ma kuu soo gudbin kartaa galmada Su’aasha: Waxaan qaataa daawada tb waxaan su aaalay doctorkii wuxuu igu yidhi wax saamayn ah kuguma yeelanayso inaad galmo samayso Ani laftaydu waan akhriyay qoraalo badan oo ku saabsan wali ma arkin doctor sheegaya in la iska ilaaliyo galmada Bal waxaan arkay doctor leh sababta loo diiday […]
Riyada geela qofka kusoo noqnoqota maxay tahay

Riyada geela qofka kusoo noqnoqota maxay tahay Su’aasha: Asc wll alle haydin barakeeyo sida fiican ee dadka riyadooda ugu soofa sirtan Ana waxaan ubaa hanahay inla iifasiro riyo Markasta igu soo noqnoqota habeen kasta waxaan kuri yoodaa geela oo mar lalisayo marna daaqaya meel doogleh marna cabaya biyo meel geel joogana majoogo geelna qalbiga kuma […]
Riyada nin mar hore dhintay aan masjid kula jiro

Su’aasha: Asc waxaan arkay anoo masjid ku jiro oona agteeda fadhiya nin aan aqaano, oona mar hore dhintay , waxaan u dhiibay buug aan watay wuu iga qabtay buugii, wuxuuna akhrinaayay wardi . Maxay noqoney riyadaan ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa ninka dhintay inuu meel fiican joogo oo naxariista Alle ay haleeshay, maxaayeelay masjidka waa […]
Riyada Nabi Muuse iyo Nabi Ciise (CS)

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo haben hore waxan ku riyooday anigo joga meel bada agteda la modo waxa so maray nabi muuse oo xiran dhar wa weyn ushiisa ayuuna watay dhulka ayu ku jiday inyar xariiq aye ku samesay waan daba raacay waxa galnay meel biyo ine ku jiran aad moodo hadane geedaha geesaha […]
Riyada anoo madax ah oo aad la ii ilaalinayo

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MADAX NOQDAY 4 GAADHI OO LANDCRUISER AH OO WADA MADOW OO ISKU MID AH INTAAN FUULAY INTAN JIDKA KU JIRAY AAD LA II ILAALINAYO SIDA MADAXWAYNAYAASHA BABUURTA ISKU MIDKA AH LAGU QAADO ANA AAD BAN […]
Wajiga lafalafaha ah sidee loo cayiliyaa

Wajiga lafalafaha ah sidee loo cayiliyaa Su’aasha: Asc salaan kadib:- Walal wajigaygu sanadihi hore uu fiicna balse sanadkan Ma aQaano wax igu dhacay muruqi baa ka dhamaday ama saad u taqan wax muruqa malahan Yacni laf caadiyan nOqday hadaan wax walpa sameeyo igama baaba,ayaan bil baan guriga joogay cadceedana ma wareego Wajigaygu sidi hore si […]
