Dadka qaar hadalka si qaldan maxay ugu qaataan

Dadka qaar hadalka si qaldan maxay ugu qaataan

Su’aasha: Asc wllo bahda daruur waxn raba inad igala talisan ama iishegtan sababta ay dadka kle iga aaminan wax qaldam ama wax anan ahyn ay i modan sida inan ahay qof xun hadaladeydana ugu qatan xaga qaldan anon hal qof ku seexan coladintisa wakhtina ku bixin , hadi an qaldamana waxn bixiya rali galin ma […]

Riyada anoo shaqo Helay oo laygu martiqaaday hilib

Riyada anoo shaqo Helay oo laygu martiqaaday hilib

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SHAQO IIGU YEEDHEEN COMPANY WAYNI WAAN IMID COMPANY GII WAXAA ISOO DHAWEEYAY OO HILIB IYO RAASHIN IGA HOR YIMID NIMAN CARAB AH ANA WAAN CUNAY HILIBKII IYO RAASHINKII AADKA U MACAANAA ANAGOO AAD U FARAXSAN […]

Asxaabtaydu waxay sameeyaan ma samayn karo xishood dartii ila taliya

Asxaabtaydu waxay sameeyaan ma samayn karo xishood dartii ila taliya

Su’aasha: Asc aad baan idiin salaamay bah waynta daruur.com Runti shaQada aad bulshada u haysan maha mid layska indha tiri karo waxyaabo badan baan idinka faa,iday inti aan idinku xidhna Insha Allah waxaan idiin rajaynaya horumar ballaadhan wll. Hadaan su,aashayda usoo laabto Nio horta waxan ahay nin xishood badan Asxaabtaydu waxay sameeyaan ma samayn karo […]

Riyada nin dhintay ul wato oo isoo raacaya

https://daruur.com//wp-content/uploads/Riyada-nin-dhintay-ul-wato-oo-isoo-raacaya.jpg

Su’aasha: Asc waxaan arkay qof aqaano oo hore udhintay ,waxaan joognaa guri weynaan badan albaab weyn leh ,wuxuu wataa ninkan ul oo weligiisa qaadan jiray , wuu isoo raacaa anigana cabsi igu jirto aan socon karin , asagana isoo gaareen, maxay tahay? Jawaabta: Riyada waa digniin ka fogow wixii qalad aad ku jirto, sidoo kale […]

Cudurka tiibishada ma kuu soo gudbin kartaa galmada

Cudurka tiibishada ma kuu soo gudbin kartaa galmada

Cudurka tiibishada ma kuu soo gudbin kartaa galmada Su’aasha: Waxaan qaataa daawada tb waxaan su aaalay doctorkii wuxuu igu yidhi wax saamayn ah kuguma yeelanayso inaad galmo samayso Ani laftaydu waan akhriyay qoraalo badan oo ku saabsan wali ma arkin doctor sheegaya in la iska ilaaliyo galmada Bal waxaan arkay doctor leh sababta loo diiday […]

Riyada geela qofka kusoo noqnoqota maxay tahay

Riyada geela qofka kusoo noqnoqota maxay tahay

Riyada geela qofka kusoo noqnoqota maxay tahay Su’aasha: Asc wll alle haydin barakeeyo sida fiican ee dadka riyadooda ugu soofa sirtan Ana waxaan ubaa hanahay inla iifasiro riyo Markasta igu soo noqnoqota habeen kasta waxaan kuri yoodaa geela oo mar lalisayo marna daaqaya meel doogleh marna cabaya biyo meel geel joogana majoogo geelna qalbiga kuma […]

Riyada nin mar hore dhintay aan masjid kula jiro

Riyada nin mar hore dhintay aan masjid kula jiro

Su’aasha: Asc waxaan arkay anoo masjid ku jiro oona agteeda fadhiya nin aan aqaano, oona mar hore dhintay , waxaan u dhiibay buug aan watay wuu iga qabtay buugii, wuxuuna akhrinaayay wardi . Maxay noqoney riyadaan ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa ninka dhintay inuu meel fiican joogo oo naxariista Alle ay haleeshay, maxaayeelay masjidka waa […]