Riyada indhaha oo nabaro iiga Soo baxay

Riyada indhaha oo nabaro iiga Soo baxay

Riyada indhaha oo nabaro iiga Soo baxay Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday riyo gaaban oo indhaheyga nabaro kasoo baxay Labada gees maxaa lagu fasiraa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dambi iyo macsiya iyo amardiid, qofkii ku riyoodo asoo indhihiisa nabro leh waxay tilmaamaysaa taas dambiyada uu galayo, haddii aad dambiyo galayso iska jir ka towbad keen […]

Riyada anoo Jaamacad galayo

Riyada anoo Jaamacad galayo

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga oo Jaamacad tagayo oo aan kuliyad dookhanayo waxaan u tagay macalin Biology Ii dhigi jiray oo xafiis fadhiya anaga oo badan ninkasta kuliyad ayaa loo Soo bandhigayaa wuu qaadanaya wuu baxayaa dhowr qof markay sidaa ku baxeen aniga waxaan dooranayaa kuliyad aan Jaamacada Laga helin waxaa la I leeyahay […]

Dawakhaada ama madax wareerka qofka maxaa u keena

Dawakhaada qofka maxaa u keena

Dawakhaada ama madax wareerka qofka maxaa u keena Su’aasha: Asc waxaan qaata dawooyin Cudurada typhoidka iyo gaaska Shurubo hurdana waan cabay waxaan isku arkaa war wareer in aan miirka beeli rabo oo kale iyo naxdin waxyar hadii ay Shanqaraan waan isku naxayaa hadii la isoo Waco waan naxayaa indhahana inay iyara xanuunayaan baan dareemayaa Wadnahana […]

Riyada Anigoo gaari wadaya

Riyada Anigoo gaari wadaya

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga oo wadayo gaari oo aan umaleenayo in wadistiisa aan mar dhow bartay lkn Si wanaagsan aan u wado Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa amuurahaaga inay kuu hagaagayaan oo aadan dhib la kulmaynin siiba xaalkaaga iyo wixii aad hadda faraha kula jirto, riyada waa riyo fiican.

Gabar ku riyootay ayeeydeed oo dhimatay iyo qubuuraha la furay

Gabar ku riyootay ayeeydeed oo dhimatay iyo qubuuraha la furay

Su’aasha: Asc Gabar baa waxay ku riyootay ayeeydeed oo dhimatay Wajigeeda aan Si fiican loo arkeynin qabuurihii dhan ayaa loo kala furay qof Waliba oo qabriga ku jiro way arkeysaa naag waxaa la tusiyey oo Luga waa Wayn oo qurux badan wajiga ka gubatay waxaa la leeyahay qofkan daawada la isku cadeeyo ayuu marsan jiray […]

Qof ku riyooday asoo masjid ku jira oo buumo xiran

Qof ku riyooday asoo masjid ku jira oo buumo xiran

Su’aasha: Asc , waxaan arkay anoo misjid ku jiro , oo xiran buumo iyo sarwaal , salaad subax tukaday, waan kabaxay masjidka toosh wataa, waan shiday tooshka waxaan isku arkay buuma kaliya igu jirto, sarwaalka waxaan uga soo tagay masjidka , maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay kaaga digaysaa qalad inaad gasho, iska jir waxyaalo […]

Riyada mulaca oo joodariga hoosta kaga jira

Riyada mulaca oo joodariga hoosta kaga jira

Riyada mulaca oo joodariga hoosta kaga jira Su’aasha: Asc wllo waxn riyodey qoroto ama muluc ku jira furashka ama jodariga an ku jiifsado iyado hoosta kaga jirto mid weyn iyo dhowr yaryarby ahayen wan ku joogsadey waxba ima yeelin laakin wey badnayen dhowr midh. Jawaabta: Dad cadow ayaa jira oo kuu dhow oo kaa taagan […]