Yahuuda Hada joogta ma waxay kasoo faracmeen Reer binu Israiil

Su’aasha: Asc waxaan aqrisaday buug ka hadlaya Yahuuda oo uu qoray Nin iran u dhashay Wuxuu sheegayaa in yahuuda Hada ku Sugan bariga dhexe ee Israel la baxday aysan aheyn Yahuuda asalka aheyd ee kasoo faracantay Nebi Ibraahim Lana dhashay carabta yahuuda Hada joogta Yahuudii reer binu Israiil ee Nebi Ibraahim kasoo faracantay miyaa ? […]
Calool fadhi saxarada oo adkaata maxaa u roon

Calool fadhi saxarada oo adkaata maxaa u roon Su’aasha: Sidee loo jilciyaa saxarada adag oo soo dhaafi wayda xiidmaha taas oo sabab u tahay calool fadhi iyo xanuuno kale ? Jawaabta: Qofka in caloolfadhi hayo waxaa lagu gartaa dhowr arrimood waxaa ka mid ah wuxuu u baahan yahay awood badan inuu bixiyo markuu saxaroonayo, sidoo […]
Qudba siradu ma xalaal baa mise waa xaaran

Qudba siradu ma xalaal baa mise waa xaaran Su’aasha: Awalan iga raali noqo shiiqow hadaan su aalaha kugu badiyey waayo inaa wax ka faa idna jeclahay waxaan ku weydiina qudba sirada xukunkeedu muxuu yahay culimada qaar way xaaraantimeeyaan qaarna way xalaaleeyaan mida kale guurka masaafada laysla tagaayo asagana xalaal miyaa mise xaaraan maxayse ku kala […]
Hilibka waraabaha mala cuni karaa?

Su’aasha: Waxaan maqlay koox culimada ka mid ah oo xalaal ka dhigeysa cunista hilibka waraabaha arintaas ma jirtaa adillo saxan oo tilmaamayso in waraabaha la cuni karo maxaase keenay bal ii faah faahi. Jawaabta: Su’aashan mar hore ayaan ka jawaabay, waxaan sheegay in labo qolo ay isku khilaafeen cunista hilibka waraabaha, waxaan kusoo arooriyay labada […]
Riyada gabar wiil qol kula jirto oo dhar ka buuxo

Su’aasha: Asc wll bahda daruur jasakalah wan idin mahadcelinya waxa ii fasirtan riyadan waxn qol WADA joogney wiil an aqano guriga waxa ka buuxo dhar waxn ka hagajinayey dharki wan lalabayey isagana wan WADA shekeysaneyny armaajo ayan dharki ku gurey dharka waxa ka mid aha dhar caruuured wu iska tagay walashiba itimidey dharki inti kle […]
Riyada qof anoo hurdaya lacag iga qaatay oo aan kasoo ceshtay

Su’aasha: Asc , waan hudeynay aniga iyo caruurteyda , waxaan arkay wiil dhalin yaro ah oo aan aqaano waxaa la socday canug yar , wuxuu iga qaatay lacag meel ku jirtay , waan kasoo kacay , waana qabtay waxaan galiyay gacanta jeebkiisa waan kala baxay lacagteyda , waxaana ku jirnay guri weyn oo sar ah […]
Ma jano ayuu galayaa qofka risaalada diinta gaarin ee dhinta

Su’aasha: Asc ma aqaan Hanaanka uu u Shaqeeyo webkan faiidadan badan inoo hayo ee Daruur in shaqsi kaliya kawada jawaabo Su,aalaha iyo in dhowr qof ay inoo jawaabaan Waxaan dood ka qabay jawaabta Su,aal aan webka Soo waydiiyey ee aheyd muxuu yahay Xukunka qof risaalada ay gaarin ? Jawaabta la isiiyey waxay Aheyd sidan qofkii […]
