Qarowga iyo saska hurdada maxaa keena

Qarowga iyo saska hurdada maxaa keena Su’aasha: Asc Xalay waxaan arkay Riyo qarow u eg waxaa igusoo cararay Jiir ama dooli oo hoosta IGA Soo geli raba gaar ahaan labadeyda lugood dhexdooda inuu Xubinka taranka inuu iga geli rabo aniguna inaan iska qabto Ayaan rabaa markii dambe intaan iska qabtay ayaan derbiga ku garaacay oo […]
Riyada walaashay oo Mareykanka u safri rabta

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday gabar walaashay ah oo Garoob ah oo Mareykanka u safri rabta anigana aan aad ugu faraxsanahay waxay xirneed Dhar Asturan Xijaab Wayn oo jaale ah iyadoo aad u maleeneyso in Safarka uu kediso kusoo galay waxaa la leeyahay Mareykanka horey ayey u tagtay 3 bilood kaliya ayey Soo joogtay waala […]
Qoyska siduu u saameeyo bulshada iyo dalka

Qoyska siduu u saameeyo bulshada iyo dalka Qoyska ama reerka ama familka ama caa’ilada ama usrada waxaad dhahdaba diinta islaamka meel weyn ayay geysay waxay tilmaantay wanaagga qoyska inuu saameeyo wanaagga bulshada, haddii qoyska uu tooso bulshadana way toosaysaa, qoyskana wuxuu kasoo bilowdaa nin iyo naag nolol wadaagay oo ubad dhalay, marka waxaa muhimsan in […]
Qoyaan aan ka shakiyay inuu musqusha iga soo gaaray salaadeyda ma ansaxaysaa

Su’aasha: Asc anigo musqusha kujiro surwal aan xiranayay Mel musqusha jirjirkeda ah ee tuujiga banankisa ah qoyaan Aya kuyalay marka surwalka mesha agteda ayuu maray inu tabtay iyo inkale Ayan kashakiyay qoyan Ayan ku arkay lakin wan qabeystay markas gacmaheygana biyo ayay lahayeen Marka wan Kala sari wayay ma mesha ayuu tabtay ba ma gacmaheyga […]
Riyada wiil mar hore kugu dambeysay hadaad riyo ku aragto

Su’aasha: Asc ,waxaan arkay wiil xadiis u akhrin jiray oo mar hore igu dambeysay oo isheekeynaayo , xaafad hibil daganahay , waan ficanahay idhahaayo, meel banaan joognay , wiilka wuu yaraa markii igu war dambeysay . Maxay tahay ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto war ama hadal ku saabsan qof aad horay u […]
Raga hal mar bas gala waxa u roon awooddooda

Raga hal mar bas gala waxa u roon awooddooda Su’aasha: qofka halmar biya baxa an mar labaad ku laaban karin markasna dhaqsi biyaha ka imadan maxa xal u ah sidee sadax mar camal ku gali kara Jawaabta: Taas waxay noqonaysaa nafaqada jirka siiba cuntada raga u roon, waxaa jira cuntooyin oo qofka awood xooggan siinaya, […]
Riyada qof guri uu kasoo guuray u laabanaya

Su’aasha: Asc, waxaan arkay anoo geeyay caruurta guri hore uga soo guuray macal alaabta dhan wato , aana ku dhahayo islaanta marka tageynay saan ma aheen guriga , waana kakor degnay cidii deganeed ayakoo sheekeysanaya , maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa noloshaada in ay isbadali doonto inaad meel kal aadi doonto ama wax […]
