Waxaan ku riyoodey ayeeyadeey oo dhimatey 2015 aniga oo lajoogo

Su’aasha: waxaan ku riyoodey ayeeyadeey oo dhimatey 2015 aniga oo lajoogo wada faraxsanahay iyadane dhoola cadeyneyso maxaa lagu fasirikaraa riyadaasi Jawaabta: Waa khayr badan inshaa Allaah xaaladda ayeeyadaada way fiican tahay, meel fiican ayay joogtaa, adigana inshaa Allaah wax ku frxiyo ayaad helaysaa. Riyada ayeeyada dhimatay waxay tilmaamaysaa sidoo kale nasiibka fiican aad leedahay marka […]
Riyada gabar dhar la’aan ah iyo nin aan xambaarayo

Su’aasha: Asc waxaan ku riyoodey aniga oo gabar aan aniga kor ka aqaano iyada i aqoonin Oo qaawan aan riyada ku arko aana weydiisanaayo Numberkeeda iyada iidiideyso isla riyadi waxaan ku dhax arkey wiil aan saaxibo nahay oo aan xambaaraayo isagane dareenkiisa uukacayo anigane aan dareemayo wax yar oo raaxo ah riyadaasi maxaa lagu fasirikaraaa. […]
Naag 3 lagu furay ayaa iga codsatay inaan maxlaleeyo diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: Sxb iga raali noqo waxaan rabaa inaad su aashan iga jawaabtid naag la qabay oo 3 lagu furay baa ninkeedii hore rabta marka waxay iga rabtaa inaan maxlalo oo sadax maalmood ka dibna furo marka waxaan dadka ka maqlay in guurkaas xaaraan yahay iyadana waxay taagantahay xitaa lacag waankuu ogolahay ee sadax bari i […]
Siigada koriinka jirka ma joojisaa

Su’aasha: Asc wllo waxaan ahay wiil 16jir ah waxaan waday siigada ilaa hal sano 24 hrs ba waxaan siigaystaa 5 jeer dr waxyaabaha aan isku Arkay waxaa kamid 1 caatonimo Ama dhuubni 2 waxaan isku Arkay inaan diciifo Ama ay lafahaygu daciifan jidhkayguna yaraado 3 waxaan isku Arkay indherer kaygu istaago oo dadkii Aan isdherer […]
Riyada walaalkeyga dhintay igu soo noqnoqota

Su’aasha: Rali galin waan idiinku Soo noqdy Waxaa jira wiil walalkey Ah ay cideenu isku dhaceen Micnaha abbe iyo hooyo Waxey iskugu dhaceen ka har Ururada jihaadiyiinta iyo maka Harayo waana uu ku biiry Wuxuu dhihi jiry aniga miriqdeyda lagu diimayaa micnaha (waa ley weynayaa) Ugu danbeyn nala soo wacy waxaa NOLA shegy inuu shahiiday […]
Waxaan ku riyooday anigoo ley dhahayo waxaad dhimaneysaa 2024

Su’aasha: Asc wll waxaan Ku riyooday anigoo ley Dhahayo waxaad dhimaneysaa 2024 ka dibna waan soo Kacy Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal ama safar aad gali doonto sidoo kale cimri dheer iyo caafimaad inshaa Allaah, haka baqin waa cagsiga geerida, nolol wanaagsan ayaad heli doontaa oo ka duwan midda hadda aad ku sugan tahay, ama […]
Riyada biyaha webiga oo soo fakaday

Su’aasha: Asc, waxaan arkay anoo ag maraayo webi buuxa oona lasocdo nin aqaano i sheekeynaayo , webiga banaankiisa waxaa buuxay biyaha soo fakaday , aan biyaha dhex lugeyneyno , wax yaxaas ahna ma arag, maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waa khayr badan iyo barwaaqo iyo aaran, waxaa kale ay tilmaamaysaa inaad ka gudbi doonto dhibaatooyinka […]
